06/12/2022
Fursaad dahabi ah, Aweli waxay idiin busharaynaysa inay idiin so kordhisay qeyb Travel Agency ah oo aad wada sugeysen marki ugu h**eysa InshaAllah booking & reservation tickets ku si toos ah bay hawashu idinka bilamatay Aweli Travel Agency oo qiimo ka duwan dhamaan travel agency da kale idin so kordhisay oo macquul Saiid ah marka dhamaan wan idin so wada dhaweynayna kuso dhawada gacmo furan iyo Qiimo Macquul Saiid ah
Aweli Travel & Tour Agency waxay ku taala Fooqa Furreh dabaqa Afaraad ee koon-furta Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargaysa.
Ha moogaan ee h**e ugaadh.
Wixii faah faahin ah
So waca ama farijn noogu so reeba numberkan +252636391344
Book your perfect trip with expert advice, travel guides, destination information,inspiration from Aweli travel Agency with good rates of commissions as well as a fair pricing
-agency
A leading travel Agency in Somaliland ✈️ 🎫 🎟️