Somaliland Institute of Agricultural Research

Somaliland Institute of Agricultural Research Mac'hadka cilmibaadhista Beeraha Somaliland(SIAR)

"𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍𝐒𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐃𝐊𝐄𝐘𝐒𝐈."  𝟏𝟖 𝐌𝐀𝐘
30/04/2026

"𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍𝐒𝐈 𝐈𝐘𝐎 𝐀𝐃𝐊𝐄𝐘𝐒𝐈." 𝟏𝟖 𝐌𝐀𝐘

Mac-hadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, waxa uu Gacmo furan kusoo dhawaynaynaa Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumar...
05/04/2026

Mac-hadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, waxa uu Gacmo furan kusoo dhawaynaynaa Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Aadan Geeddi Qayaad.

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐊𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐰...
17/02/2026

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐮𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 & 𝐊𝐮𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝, 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐢𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.

Masuuliyiinta Somaliland Institute of Agricultural Research, waxa ay siguud u hambalyaynayaan dhammaan Shaqaale waynaha JSL, si gaar ah Shaqaalaha Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, waxana ay Alle uga baryayaan in uu bisha barakaysan ee Ramadaan inoogu dhammeeyo Caafimaadqab,bashbash & Barwaaqo.

‎ 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇.
‎𝕏𝕒𝕗𝕚𝕚𝕤𝕜𝕒 𝕏𝕚𝕕𝕙𝕚𝕚𝕕𝕙𝕜𝕒 𝔻𝕒𝕕𝕨𝕖𝕪𝕟𝕒𝕙𝕒 𝕚𝕪𝕠 𝕎𝕒𝕣𝕓𝕒𝕒𝕙𝕚𝕟𝕥𝕒 𝔼𝕖 ℍ𝕒𝕪'𝕒𝕕𝕕𝕒 ℂ𝕚𝕝𝕞𝕚𝕓𝕒𝕒𝕕𝕙𝕚𝕤𝕥𝕒 𝔹𝕖𝕖𝕣𝕒𝕙𝕒 𝕁𝕊𝕃.
‎📍 𝙃𝙖𝙧𝙜𝙚𝙮𝙨𝙖 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙
‎📧 Email: [email protected]
‎🌐 Website: https://siar.govsomaliland.org/

Arbaca-11-FebruaryWaxa aanu Maanta kala wareegnay, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mid kamid ah 3 Cagaf oo Mas...
11/02/2026

Arbaca-11-February

Waxa aanu Maanta kala wareegnay, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mid kamid ah 3 Cagaf oo Mashruuca SL-FSRP ugu talagalay Cilmibaadhista Beeraha Somaliland Somaliland Institute of Agricultural Research.

Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, Waxa uu qaranka uga masuul yahay Cilmibaadhista Beeraha,Xoolaha & dhammaan Khayraadka dabiiciga ah.

𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐜-𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐛𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐚𝐡𝐚 (𝐒𝐈𝐀𝐑)

Midaynta xafiisyada war-isgaadhsiinta ee dhammaan wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda waa tallaabo istiraatiiji ah oo kor...
06/02/2026

Midaynta xafiisyada war-isgaadhsiinta ee dhammaan wasaaradaha iyo hay'adaha dawladda waa tallaabo istiraatiiji ah oo kor u qaadaysa midaynta fariimaha Dawladda iyo astaamaha Qaranka; waana jid cusub oo lagu xoojinayo midnimada, kalsoonida shacabka, iyo sumcadda Qaranka.

Agaasimaha & Agaasime Kuxigeenka Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland  ayaa ka qaybgalay Madal lagu furayay Mashru...
16/01/2026

Agaasimaha & Agaasime Kuxigeenka Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ayaa ka qaybgalay Madal lagu furayay Mashruuca Horumarinta Abuurka/shinnida Somaliland ( Seed Industry development Project) kaas oo ay iska kaashanayaan Dawladda Taiwan & Dawladda Somaliland.

Mashruucan waxa si wada jir ah isaga kaashan doona Taiwan Technical Mission Somaliland, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland & Somaliland Institute of Agricultural Research

Somaliland Institute of Agricultural Research Waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan shaqaalaha Machadka in Maalinta Berrito ah ...
31/12/2025

Somaliland Institute of Agricultural Research Waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan shaqaalaha Machadka in Maalinta Berrito ah ay fasax yihiin, Sannadka Cusub ee Miilaadiga dartii.

𝐑𝐞𝐩𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 dhammaan shacabwaynaha JSL.Agaasimka Somaliland Institute of Agricultural Research waxa ...
26/12/2025

𝐑𝐞𝐩𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 dhammaan shacabwaynaha JSL.

Agaasimka Somaliland Institute of Agricultural Research waxa ay ugu hambalyaynayaan dhammaan shacabwaynaha JSL Warka farxadda leh ee khuseeya dib-u aqoonsiga (Re-recognition) Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Cirro waxa aan ku hambalyaynaynaa Guusha uu qaranka usoo hooyay muddadaa uu Joogay Kursiga Madaxweynaha JSL.

Somaliland Re-recognition day 26/12/25

Maanta Waa Maalin wayn !

02/12/2025

Halkani Waa Xarunta Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ee Aburriin (ACRET Farm) oo Hay'adda Cilmibaadhista Beeraha S.Land Ka waddo Shaqo baaxad Leh.

01/12/2025

Address

Road Number 1
Hargeisa
25263

Opening Hours

Monday 07:00 - 14:00
Tuesday 07:00 - 14:00
Wednesday 07:00 - 14:00
Thursday 07:00 - 14:00
Saturday 07:00 - 14:00
Sunday 07:00 - 14:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Institute of Agricultural Research posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share