Dunida Fekerka - Movement

Dunida Fekerka - Movement Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida Fekerka - Movement, Library, Hargeisa.

Sawirada munaasibadii xuska maalinka caalamiga ah ee caafimaadka maanka.
11/10/2024

Sawirada munaasibadii xuska maalinka caalamiga ah ee caafimaadka maanka.

Sawirrada barnaamijkii sooyaalka shaneemada iyo saamaynta nafeed, shucuureed iyo hab-dhaqameed ee ay innagu leedahay. Wa...
10/05/2024

Sawirrada barnaamijkii sooyaalka shaneemada iyo saamaynta nafeed, shucuureed iyo hab-dhaqameed ee ay innagu leedahay.

Waxa soo qaban qaabisay, Dunida Fekerka-Movement.

We are inviting you for the academic panel which we are discussing about cinematic Evolution and it’s psychological infl...
05/05/2024

We are inviting you for the academic panel which we are discussing about cinematic Evolution and it’s psychological influence: A Historical perspective.

📍Erigavo Library

08/03/2024

Bahda Dunida Fekerka - Movement : waxa ay si wada jir ah u xusaysaa maalinka loo qoondeeyay Haweenka Aduunka.

" kaalinta Haweenku ummadaha ugu jiraan waa kaalin carrab ma koobaan ah, la'aantoodna horumar ummadeed lama halabsadeen. Mar waa Hooyo mar waa walaal kula dhalatay markale waa ooridaada, lama huraan in loo dhiiriyo mooraal ahaan waa way mudan yihiin, si ay innoogu horseedaan badhaadhe bulsho iyo horusocod taabba-qaad leh."

[Sawirro] Gorfeynta buugga IBNU KHALDUUN, oo lagu gorfeynayey aragtiyihii dhaqaale ee Imaam Ibnu Khalduun ayaa ka qabsoo...
10/02/2024

[Sawirro] Gorfeynta buugga IBNU KHALDUUN, oo lagu gorfeynayey aragtiyihii dhaqaale ee Imaam Ibnu Khalduun ayaa ka qabsoomtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, mawduucan oo ay soo agaasintay Dunida Fekerka - Movement ayaa waxa gorfeynayey qoraa Muuse Cabdi, waxana inoo hagaayey qoraa Aadan Ducaale.

Waa inoo iyo caawo.
08/02/2024

Waa inoo iyo caawo.

Dhaqdhaaqa Dunida Fekerku wuxuu soo agaasimay barnaamish lagu laga lafagurayo buugga “IBNU KHALDUUN gorfayn aragtiyihiisi dhaqaale”. Waxa inoo gorfayn doona qoraaga buuga Muuse Cabdi, waxana hagaya Aadan Ducaale.

Kasoo qaybgal wanaagsan.

Goobtu: Xarunta dhaqanka haragysa.
Tariikhda: 8-feb-2024.
Wakhtiga: 8:00 fiidnimo.

Dhaqdhaaqa Dunida Fekerku wuxuu soo agaasimay barnaamish lagu laga lafagurayo buugga “IBNU KHALDUUN gorfayn aragtiyihiis...
07/02/2024

Dhaqdhaaqa Dunida Fekerku wuxuu soo agaasimay barnaamish lagu laga lafagurayo buugga “IBNU KHALDUUN gorfayn aragtiyihiisi dhaqaale”. Waxa inoo gorfayn doona qoraaga buuga Muuse Cabdi, waxana hagaya Aadan Ducaale.

Kasoo qaybgal wanaagsan.

Goobtu: Xarunta dhaqanka haragysa.
Tariikhda: 8-feb-2024.
Wakhtiga: 8:00 fiidnimo.

Sawiradda madashii, Qanuunka iyo bulshadda, akhris falsafaddeed. Taaso qabsoomtaya 11-Jeeniwari-2024.
14/01/2024

Sawiradda madashii, Qanuunka iyo bulshadda, akhris falsafaddeed. Taaso qabsoomtaya 11-Jeeniwari-2024.

Saacaddo kooban ayaa inaga xiga barnaamishkeenii.
11/01/2024

Saacaddo kooban ayaa inaga xiga barnaamishkeenii.

Caawa 🕑
11/01/2024

Caawa 🕑

Madasha Dunida Fekerka waxa ay soo agaasintay barnaamijkan, cinwaankiisu yahay "Qaanuunka iyo Bulshada; Akhris Falsafadeed" oo habeenka khamiista lagu faaqido doono Sahanbooks.

Barnaamishku wuxu noqonaya kii ugu horeeyey ee madashu soo agaansinto ka dib bilshada gu’gan cusub.

Waxa innoo ballan ah intiinna danaynaysa habeenkaas iyo wakhtiga meesha ku qoran. Waa madal furan oo dhammaan ardayda aqoonta bulshada dhigataa ay ka soo qaybgali karto.

Madasha Dunida Fekerka waxa ay soo agaasintay barnaamijkan, cinwaankiisu yahay "Qaanuunka iyo Bulshada; Akhris Falsafade...
08/01/2024

Madasha Dunida Fekerka waxa ay soo agaasintay barnaamijkan, cinwaankiisu yahay "Qaanuunka iyo Bulshada; Akhris Falsafadeed" oo habeenka khamiista lagu faaqido doono Sahanbooks.

Barnaamishku wuxu noqonaya kii ugu horeeyey ee madashu soo agaansinto ka dib bilshada gu’gan cusub.

Waxa innoo ballan ah intiinna danaynaysa habeenkaas iyo wakhtiga meesha ku qoran. Waa madal furan oo dhammaan ardayda aqoonta bulshada dhigataa ay ka soo qaybgali karto.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633218091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida Fekerka - Movement posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category