Sakariye Sudeysi

Sakariye Sudeysi CEO of Sibraar Media House with 15+ years of media experience. Shaping informed conversations and challenging narratives.

SIBRAAR - Codka Cusub ee dunida casriga ah

Magaaladda hargeysa ayaa markii ugu h**eysay marti-gelinaysa tartanka goboladda JSL ee dhalinyaradda Cuslaatay, kaas oo ...
11/04/2026

Magaaladda hargeysa ayaa markii ugu h**eysay marti-gelinaysa tartanka goboladda JSL ee dhalinyaradda Cuslaatay, kaas oo ay ka qayb-galayaan 14 gobol Oo Caasimadda isugu imanaya.

Qori-tuurka tartanka ayaa caawa ka qabsoomaya Xarunta Astaan cable Tv.

Kal h**e gobolka gabiley ayaa Ku guulaystay, markan se yaad u rajaynaysaa inay qaado koobka.

..

Ninkan dhalinyaradda ah oo lagu magacaabo boqorka burco ayaa magaaladda hargeysa ugu xaniban deyn lacageed oo gaadhaysa ...
05/04/2026

Ninkan dhalinyaradda ah oo lagu magacaabo boqorka burco ayaa magaaladda hargeysa ugu xaniban deyn lacageed oo gaadhaysa $2000 ( Laba kun oo dollar ) lacagtaas oo siduu sheegay ahayd cunto uu macmiishay bishii ugu danbeysay.

Maalin kasta wuxuu soo geli jiray live TikTok ah isagoo cunaya neef dhaylo ah, caawana wuxuu ilmada ceshan waayay si looga bixiyo deyntaas..

Reer burco ayuu sheegay in laga rabo lacagtaas oo cuntada ku cunay.

Sidee u aragtaa????

25/02/2026

Marka ilaahay dadkiisu ku jeclaadaan..

Sheikh mustafe📍Safaari hotel

Qorraxdii oo Shiday Laydhka Berbera!Berbera Electricity oo 5MW oo Solar ah Daahfurtay iyadoo Xaqiijinaysa Ballanqaadkeed...
18/02/2026

Qorraxdii oo Shiday Laydhka Berbera!

Berbera Electricity oo 5MW oo Solar ah Daahfurtay iyadoo Xaqiijinaysa Ballanqaadkeeda Tamarta.

Berbera Electricity waxay soo dhoweynaysaa maalgashiyada sii kordhaya ee ay sameynayaan maalgashadayaasha gudaha iyo kuwa caalamiga ah, kuwaas oo suurtagaliyay iskaashi wax-ku-ool ah oo lala yeeshay dawladda.

Tamarta Cusboonaata waxay weli udub-dhexaad u tahay horumarka waara ee gobolka. Iyadoo Berbera ay tahay xarun istiraatiiji ah oo ganacsi, saadka, iyo dhaqdhaqaaq dhaqaale, helitaanka koronto lagu kalsoonaan karo oo waarta ayaa door muhiim ah ka qaadan doonta kobaca dhaqaalaha, ballaadhinta ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo barwaaqada mustaqbalka fog.

Shirkadda Dahabshiil, GSU iyo maalgashadayaasha kale ee gudaha iyo caalamiga ah ee maalgaliyay Berbera Electricity waxa ka go’an bixinta koronto la awoodi karo, lagu kalsoonaan karo, oo waarta. Dadaalladani waxay gacan ka geysan doonaan hagaajinta nolol-maalmeedka bulshada, kobcinta ganacsiga, iyo taageeridda horumar dhaqaale oo balaadhan.

Berbera Electricity waxay sii wadi doontaa la-shaqeynta dhammaan daneeyayaasha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay si loo xoojiyo amniga tamarta loona abuuro fursado cusub oo faa’iido u leh ganacsiyada iyo bulshada.

07/02/2026

Xildhibaan jamaal jaah oo albaabka baarlamaanka laad la dhacay kadib markii laga celiyey..

Fanaanka mubaarig actobar ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta iyo sheegashada page-kii ay facebook ku lahayd f...
05/02/2026

Fanaanka mubaarig actobar ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta iyo sheegashada page-kii ay facebook ku lahayd fanaanadda Farxiya Fiska oo uu dhawaan u gacan qaaday..

Sidee u aragtaa dhacan farsamaysan..

04/02/2026

Gabadh aan salaad tukan in ka badan 10 sanno..

03/02/2026

Tuugani isagoo mobile xadaya ayay cameradu soo qabatay…

03/02/2026

Cisbitaalka la keenay maydka marxuumadii lagu fuliyey qisaasta oo dadweynuhu soo buux dhaafiyeen..

01/02/2026

Mujaahidad sahra halgan oo dirayskii ciidanka qaranka xidhatay..

01/02/2026

Hooyadeed oo laga qariyey ayay hargeysa ka dhex baafinaysaa inantaasi..

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakariye Sudeysi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sakariye Sudeysi:

Share