Nootayada Suuban

Nootayada Suuban Nootaayada suuban waxay bixisaa adeeg sharce :
1: qorista hanti guurtada ah iyo ma guurtada
2: kiranta guryah iyo meheradaha
3: bixinta adeeg qareen.

Fadlan hadii aad u bahan tahay    kiro ah oo shan qol  kuna yaala xaafada xaafada jigjig- yare qiimahiis yahay $300 doll...
19/04/2021

Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah oo shan qol kuna yaala xaafada xaafada jigjig- yare qiimahiis yahay $300 dollar. Agagaarkas sariibad irshaada. .nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲 waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠.

Ramadaan kariim dhamaan asaxaabta ku xidhan page.  Ilaahay khayr iyo xasanaad ha naga siiyo Bishan barakaysan, hana naga...
17/04/2021

Ramadaan kariim dhamaan asaxaabta ku xidhan page. Ilaahay khayr iyo xasanaad ha naga siiyo Bishan barakaysan, hana naga dhigo kuwi ka faa'ideysta wanaageeda.🌙🌙🌙🌙

Fadlan hadii aad u bahan tahay   kiro ah, waxan ku haynaa guri  kiro ah oo ku yaal xaafada Boqol-jire, hadii aad u bahan...
14/04/2021

Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah, waxan ku haynaa guri kiro ah oo ku yaal xaafada Boqol-jire, hadii aad u bahan tahay nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲

Fadlan hadii aad u bahan tahay    kiro ah oo afar qol  kuna yaala xaafada Boqol-jire qiimahiis yahay $185 dollar. .nagal...
14/04/2021

Fadlan hadii aad u bahan tahay kiro ah oo afar qol kuna yaala xaafada Boqol-jire qiimahiis yahay $185 dollar. .nagal soo xidhiidh 0634185580. 📲📲 waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠.

Fadlan hadii aad leedahay guri kiro ama meherada kiro ah oo aad u bahan tahay in lagu  kireeyo.naga soo xidhiidh waxan k...
14/04/2021

Fadlan hadii aad leedahay guri kiro ama meherada kiro ah oo aad u bahan tahay in lagu kireeyo.naga soo xidhiidh waxan ka cawinaynaa in isku xidhno kireeyaha iyo kiraystaha. 🏪🏣🏢🏨🏠
sidoo kale ma u bahan tahay guri kiro ah ama meherada waxan ka cawinaynaa adiga oo guriga joog inaad hesho guri aad u bahnayda. fadlan 🏩💒. la soo xidhiidh 0634185580. 📲📲

Hadii aad u bahan tahay guri kiro ah:~🏘🏚🏠 Fadlan nagal soo xidhiidh☎️☎️   063~4185580  ( Qancinta macmiiku waa muhiimade...
14/04/2021

Hadii aad u bahan tahay guri kiro ah:~🏘🏚🏠
Fadlan nagal soo xidhiidh☎️☎️ 063~4185580
( Qancinta macmiiku waa muhiimadeen 1aad)

Hadii aad u bahan tahay kirada guri, ugna bahan tahay  xafadah jig jig yar, xafada gantaalah, xafada boqol jire , xafad ...
13/07/2020

Hadii aad u bahan tahay kirada guri, ugna bahan tahay xafadah jig jig yar, xafada gantaalah, xafada boqol jire , xafad badacase. fadlan laga soo xidhiidh ciwaanada banalka ku qoran.

Qiimo dhimis 50%  Adeegyada Nootaayada Suuban' qiimo dhimis oo soconaysaa ilaa 15/7/2020, fadlan hadii aad u bahan tahay...
18/06/2020

Qiimo dhimis 50% Adeegyada Nootaayada Suuban' qiimo dhimis oo soconaysaa ilaa 15/7/2020, fadlan hadii aad u bahan tahay h**e u gaadh. Wixii faahfaahin naga soo xidhiidh numberada 063~4185580 ama 0659103311

Address

Ka Soo Horjeedka Kaalinta Indho Birta Jigjig-yare
Hargeisa

Telephone

+252634185580

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nootayada Suuban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nootayada Suuban:

Share

Category