Mohammed Jamac axmed

Mohammed Jamac axmed maxamed Gabyaaye

Mc tominay 2goal
07/12/2023

Mc tominay 2goal

06/12/2023

Chelsea barajeedi way keentay .
Palmer dayarka .

Shirwaynihii kasoo baxay beel wayn habar jeclo
28/11/2023

Shirwaynihii kasoo baxay beel wayn habar jeclo

Adigaa is cajabiyee car miyaynu simanahayMeher baabad sidataMiyaad dhaadashada guudMarcos u dhigan taaAbtirsoo ayaad tah...
27/11/2023

Adigaa is cajabiyee
car miyaynu simanahay
Meher baabad sidata
Miyaad dhaadashada guud
Marcos u dhigan taa
Abtirsoo ayaad tahay
Hoyada ma inan baa
Abahaa se magacii
Adigu maadiga tahay
Horta adigu yaad tahay .!

Miyaad Janan ahayd beri
Xidigiyo ma leedahay
Biladiyo wax Darajiyo .
Raga iyo haweenkuba
Hadii ay ku doortaan
Meel laguugu so shiro
Maxaad sheegi doonta .

Beri beryaha kamida ayaa waxa jirtay 7doba ey ayaa ku noola duurka . 7 dobada midka mida ayaa u ahaa hogaamiye . Kaas oo...
02/11/2023

Beri beryaha kamida ayaa waxa jirtay 7doba ey ayaa ku noola duurka .

7 dobada midka mida ayaa u ahaa hogaamiye . Kaas oo laga amar qaadan jiray .

Maalin maalmaha ka mida ayaa waxa dhacday in ay safar galaan si meesha ay joogaan meel ka fiican u tagaan.

Waxay safarka ku jiraan waxa dhacday in ay ka hortimaado wabi aad u khatar badan .!?

Kaas oo ay ku nool yihiin yaxaasyo badan oo khatar badan .

Waxa dhacay in hogaamiyii u go,aan qaadto kaas oo ah in laga gudbo wabiga khatarta badan .

Si loogu gudbo banaan ka 3 kamida ayaa marki la bilaabayay in la gudbo sameeyay amar diido .

Halka sadexdii kalana ay raaceen hogaamiyii
Taas o ay ku qasbanaatay sadexdii kalana inay
La qaataan amarka hogaamiyahooda . !

Waxa dhacday in ay yaxaas yadii khatarta badnaa ay bilaaban weerar ay kuso weerarayaan .

Waxay qabteen 5 kamida yeydii duur joogta ahayd oo cuneen . Waxanka baxsaday 3 kamida .!

Maxaad ka fahantay sheekada !?
Nala wagaaaag !

Ishu waxay dumisaa guryaha, waxay jebisaa fikradaha, waxay xumeeysaa xiriirka, waxayna lumisaa riyada. Allow naga ilaali...
02/11/2023

Ishu waxay dumisaa guryaha, waxay jebisaa fikradaha, waxay xumeeysaa xiriirka, waxayna lumisaa riyada.

Allow naga ilaali dhammaan sharta isha xaasidiinta.

21/10/2023

Gaariye ayaa laga hayay.

Hada igama gayside .
Waxaad iga guraysa .
Sheeko beri la ii galay.

07/04/2023

Ramadaan mubaraak dhaman muslimiinta

Wali ma aragtay xaaladda ah : in marxalad , goob ,waqti iyo jawi aad markaas ku sugan tahay ay kula noqdaan sidii xaalad...
16/03/2023

Wali ma aragtay xaaladda ah : in marxalad , goob ,waqti iyo jawi aad markaas ku sugan tahay ay kula noqdaan sidii xaalad aad isla lafteeda h**e usoo martay oo kale .
Xaalada oo afka faransiis ka lagu dhaho "Deja vulnerable " waa sida in aad dareentid xaalad aad marka ku sugan tahay ay kula noqoto dhacda aad kaso gudubtay o kale .
Aniga oo marar aad u badan arkay bal waxaan isku dayay inan waydiiyo asxaabta kale - kuwaas o badan koodu igu raaceen in ay ila arkeen se raadin ta aan sameeyay waxaba iso baxday .
In ay tahay xaalad dadka o dhan marka sadex lo qaybiyo qayb o ka mida arkaan .

Cafimaad ahaan waxa jira khuburo isku dayday
Inay la xidhiidhiyaan nooc xanuun ah o qaybta maskax da danbe e temporal -ka sameeya sida
Dissociative identify disorder,
Anxiety iyo schizophrenia balse way ay ku guul darays teen .
Xaaladan waxa lala xidhiidhiya in ay u baahan tahay dadka aflaamta dawada . Iyo kuwa inta badan riyadooda xasuusta .
Adiga marba ma aragtay xaaladan o kale

05/02/2023

Hargysa ma jeclaan lahayd inad uso dalxiis tagto.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634391024

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohammed Jamac axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohammed Jamac axmed:

Share

Category