13/11/2024
G/Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Kusugan Magaalada Burco Ayaa Gebagabadii Xidhitaanka Goobaha Codbixinta Ee Gobolka Togdheer Ay Saxaafada Gobolku Waydiisay Dareenkiisa Ku Aadan Habsami Usocodkii Doorashada Ee Gobolka & Guud Ahaan Dalka.