Dhalinyarta Adeega bulshada

Dhalinyarta Adeega bulshada Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinyarta Adeega bulshada, Social service, Hargesia, Hargeisa.

(والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه)
group of girls working on social issues, especially children, women, the poor, the environment, health and social education, with a focus on uneducation children.

16/08/2025
Ururka Dhallinyarda ee DHAB ayaa shalay tababar  uga qabsoomay Magalada Hargeysa kaas oo daarna  Dab ka iyo Bad-baada Ca...
29/01/2025

Ururka Dhallinyarda ee DHAB ayaa shalay tababar uga qabsoomay Magalada Hargeysa kaas oo daarna Dab ka iyo Bad-baada Caruurta ,kaas oo ay ka wacyigalin doona bulshada qaybeheeda kala duwan iyagoo diirada saaray Caruurta iyo Walidiinta .

Tababrkan ayaa Waxa Bixinayay qoraaga Buuga Badbaada Caruurta ee Dabka Abdi-Najax


Dhalinyarta Adeega bulshada

24/01/2025

Xasuus H**e

"DHAB Waxa uu Dheeli tiraa
Dhinac kasta oo Bulshada"



Waxa Maanta Kulan is xog Waraysi  ah la yeelaney Agaasimaha Arimah bulshada ee DHH, kulan kan oo daaran Dardar galinta w...
21/01/2025

Waxa Maanta Kulan is xog Waraysi ah la yeelaney Agaasimaha Arimah bulshada ee DHH, kulan kan oo daaran Dardar galinta wadashaqayntii DHH iyo kooxda ,iyo qorshayaasha Sanadkan Cusub kulanka ayaa waxa uu ku so dhamaaday natiijo Wanaagsan iyo Wada Shaqayen.



Waxa aan ku farxsanahay Mar labaad in Maanta Sanadii 2aad noo so idlaatay ,malmo kadib aanu gali doono bilowga Sanadii 3...
27/12/2024

Waxa aan ku farxsanahay Mar labaad in Maanta Sanadii 2aad noo so idlaatay ,malmo kadib aanu gali doono bilowga Sanadii 3aad ee aanu Wada jir nahay .

kulankaygan oo is baraarujin, Tababar iyo wada tashi ahaa ayaa si khayrle ku so dhamaaday.

Sanad Guuro Wacan Daadal , afurinimo iyo in aanu bulshada si hagar laan ugu adeegno ayaa inoo balana.

Waxa Maanta Hall ka  Hiraal Youth Center uga qabsoomay Ururka Dhallinyarda DHAB  aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu ta...
27/12/2024

Waxa Maanta Hall ka Hiraal Youth Center uga qabsoomay Ururka Dhallinyarda DHAB aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu talagaley xubanah Ururka oo la Xiidhiidha Organizations Development and Proposal writings .

Waxa bixinaysa Hoodo Ahmed Abadilaahi oo aha , ( Public relations of Gollis university // Co- Founder of SSWE and the founder SWEAN). Mahadsanid Hodo.

Ururka Dhallinyarda DHAB waxa uu maanta ku qabsanaya magalada Hargeysa aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu talagaley xu...
27/12/2024

Ururka Dhallinyarda DHAB waxa uu maanta ku qabsanaya magalada Hargeysa aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu talagaley xubanah Ururka oo la Xiidhiidha Organizations Development and Proposal writings .

Waxa bixinaysa Hoodo Ahmed Abadilaahi oo aha , ( Public relations of Gollis university // Co- Founder of SSWE and the founder SWEAN)

Bismillaah.Ugu horayen Alle ayaa Mahad oo dhan iska le oo na so gaadhsiiyay sanadii 2aad oo aan wada jir nahay , Waxa no...
26/12/2024

Bismillaah.

Ugu horayen Alle ayaa Mahad oo dhan iska le oo na so gaadhsiiyay sanadii 2aad oo aan wada jir nahay , Waxa noo faraxad ah in malinta bari aha 27 bisha ay noo buuxsami doonto mudada 2 sano ,Marlabaad waxa Mahad iskale Dhallinyarda DHAB oo u tafaxaytay sidii ay bulshadooda garab u siin lahayeen , Waxaan leeyahay dhamaantood Hanbalyo Sanado kaloo badan oo dadal iyo guulo wata ayaa inoo balana.

Marlabaad waxa aan u Mahadcelinaynaa shaqsi kasto oo garab nasiiyay mar uun.

: Waxa xafalad aha kooxdu ma qabsan doona sabab la xidhiidha xalada dalku ku jiro awgeed .

Mahadsanidiin.

Happy international human right day 10 December.
10/12/2024

Happy international human right day 10 December.

Happy International Volunteer day"Volunteerism is at the core of humanity"
05/12/2024

Happy International Volunteer day
"Volunteerism is at the core of humanity"

Ururka Dhalinyarda DHAB waxa uu Hambaly iyo bogaadin u dirayaa Madaxwaynah 6aad ee Somaalilnd hambalyo Madaxwayne Dr: Ca...
20/11/2024

Ururka Dhalinyarda DHAB waxa uu Hambaly iyo bogaadin u dirayaa Madaxwaynah 6aad ee Somaalilnd hambalyo Madaxwayne Dr: Cabdiraxmaan Ciro Allha Xilka ha kugu asturo.

EEBBE naxaristii Janna haka waraabiyo Madxawaynihii 4aad Somaliland Naxriis wasica alle ha siiyo.
20/11/2024

EEBBE naxaristii Janna haka waraabiyo Madxawaynihii 4aad Somaliland Naxriis wasica alle ha siiyo.

Address

Hargesia
Hargeisa
2200

Telephone

+252633391958

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinyarta Adeega bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhalinyarta Adeega bulshada:

Share

Category