07/03/2026
Musiibo xanuun badan😭: Dhamaan xoolohi qoyskan abaarta aye kaga dhinteen. 85 neef oo adhi ah iyo 7 lo ah. Maanta caydh ayey noqdeen. Xitaa wax ay cunaan ma haystaan. Somaliyey walalyal aynu ugurmano fadlan walaalahen.
Aabo Cabdi Nuur Xasan oohin ayu maciinsadey markey xoolihi ka dhamaden. Qofwaliba intuu awoodo haku caawiyo walalyaal aduunku waa maalmo koobane.
Kala xiriir Aabo Cabdi Nuur Xasan +252633024478
EVC: *712*0633024478*Lacagta #
Golis: *883*0633024478*Lacagta #