30/08/2026
𝐗𝐔𝐊𝐔𝐍𝐊𝐀 𝐊𝐇𝐀𝐌𝐀𝐀𝐊𝐀 𝐄𝐄 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐄𝐄𝐂𝐀𝐃𝐃𝐀 Waxa ugu horreeya ee ay tahay in la sameeyo marka laga hadlaayo xukun waa inaynu xusno qeexida shaygas si aanu ogaanno xaqiiqadiisa dadkeena waxa kolba lagu dhacaa wax aanay garanayn badhisna anayku samayn wuxuyahay halkuka yimi iyo sharecadu waxayka qabto tona
Waqtigan khamaarku xaga internetka wu batay siiba appkan aynu ka hadlidoone 1XBET somali badana adeegsato una khasa khamarka halisna ku ah dayarteena waa shirkad lacagta lagu helo inad saadaliso ciyaara kuwa badin doona haday badiso koxdad dooratay lacagtad dhigtay wayku labanlabi hadii laga badiyana lacagtadi la qadan
Islaamku waxuu rabaa in lagu dhaqmo sharciga khamaarku qofka wuxu ka dhigaa midku xidhan guul iyo guul-darro kuma xidhna shaqiyo dadaal islamku wuxuka dhiga qofka lacagtisa midlama taabtana mana banana inla qaato lacagan hayn bedelasho hadyadiyo sadaqo se wixi lagu qaato khamaar waa sharci daro mabnucida khamarka waxa lagu tilmaamay Qur’aanka iyo Sunna sida
𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 (سُبْحانَه وتعالى) 𝐖𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐘𝐢𝐝𝐡𝐢 :-
{يسألونك عن الخمر والميسر ۖ قل فيهما إثم كبير...}البقرة219
Waxay ku waydiinayan khamriga iyo khamaarka waxad dhahdaa waxa ku sugan dambi iyo dheef dambigooduna waa ka weyn yahay dheeftooda
Shuruucda sharcigaa ah in wixii ka dhib badan fa’iidadisu xaaranyahay waxaana shaki la’aana dhibka khamaarka uu ka weynyahay fa’iidadiisa
{ يا أيها الذين آمنوا إنما الخمر والميسر والأنصاب..}المائدة90
Mu'miniintow khamriga khamarka sanamka iyo dhagaxtu waa ka karaahiyo camalka shaydanke ka fogada sad uliibatan wuxu raba inu idin dhex dhigo colaad nacayb khamrigiyo khamaarka iyo inu idinka jeediyo xuska Alle iyo salade ka taga,
Khamaarka waxa lala xidhiidhiyaa shirkiga iyo cabitaanka khamriga sifadan ayaa ah midda sii kordhisa foolxumadiisa sida sharecada islamku qabto waxyaba xaaranta aya kala heerar duwan iyado khamaarka ku dartay kuwa ugu waaweyn
Ogaanshaha axkaamta sharciga ee ku saabsan waxa islaamku farayo ama reebayo gaar ahaan arrima wax kala iibsiga waa shay dhiirigelinaya ku-dhaqanka sharciga illaahay kana caawinaya inaan u hogaansanno waxaana ka mid ah waxa xataa hadaad khamar ku faidilahyn lama ogola inaad sinaba xoolo dadsi xaqdara aad u cuntid
{ وَلَا تَأْكُلُوا أَمْوَالَكُم بَيْنَكُم بِالْبَاطِلِ وَتُدْلُوا بِهَا إِلَى..}البقرة188
Xoolihiina ha ku cunina dhexdiina xaqdarro una kena madaxda sad ucuntan xoolo dad idinko og
𝐍𝐞𝐛𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐖𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐲𝐢𝐝𝐡𝐢 ﷺ
{ إلا أن تكون تجارة حاضرة تديرونها بينكم فليس علي....... }
Hadanuhayn ganacsi jirood maamusho naftiina dhib ma saarna inaad wax kala qortaan mooye
Sida khamarku xumaan uguleyay qofka diintiisa ona muujiyo cadhada Rabbi bu uleeyay xumaan la xidhiidha nolosha aduunyo taso muuqta lana taban karo xaga xaqiiqda nolol malmedka kuwa ku hawlan sida cadaawad iyo nacayb uu dadka dhexdooda ogow hadadtay dadka hawlan inaad Rabbiga ka been aburatay sida ku cad daliilkan
{بلى من كسبت سيئة وأحاطت به خطيئته فأولئك..}البقرة81
Haa ruuxii sameeya xumaan oo dambi giisu kugu hareereeyo kuwaasu waa asaxaab ta naarta wayna ku waari doonan dhexdeeda
Rabbi wuxu ka yidhi kuwa xumanta ku dhex jira iyado lagu laynoga digayo sida goba khamaarka
{ سيحلفون لكم إذا انقلبتم إليهم لتعرضوا عنهم ف} التوبة95
Waxay idiin dhaaran doonan markad unoqotaan inadka jeedsatanee ka jeedso iyaga wa xumaan
Ugudambayntii wllayal waxaan ifinkaga tagayaa shabakadani waa mid sharcigu mamnuucaayo maadama dhaman walxaha khamarku ku jiraan laguna dhaco dadka caamada taso ku salaysan khasaare iyo faa'iido khasare heduna badanyay
{قل إن الخاسرين الذين خسروا أنفسهم وأهليهم...} الزمر 15
Waxad tidha kuwa khasaaray wa kuwa khasaray naftodiyo ehelkoda qiyame tasi wa khasare cad
𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂𝒅 𝒏𝒂𝒇𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒖𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒊𝒅𝒂𝒚𝒔𝒆𝒚 𝑰𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒅𝒂𝒓𝒕𝒊𝒊 𝒖𝒈𝒖 𝒔𝒊𝒊 𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒊𝒅𝒆𝒆 𝒘𝒂𝒍𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂𝒈𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒖 𝒃𝒂𝒉𝒂𝒏 𝒊𝒏𝒂𝒚𝒌𝒂 𝒇𝒂𝒂'𝒊𝒊𝒅𝒂𝒏 𝒓𝒂𝒔𝒖𝒖𝒍𝒌𝒊𝒊 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒘𝒖𝒙𝒖 𝒚𝒊𝒅𝒉𝒊 :- الدال على الخيركفاعله 𝒒𝒐𝒇𝒂𝒌𝒂 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒌𝒉𝒂𝒚𝒓𝒌𝒂 𝒕𝒖𝒔𝒂 𝒈𝒂𝒂𝒓𝒔𝒊𝒊𝒚𝒂 𝒘𝒖𝒙𝒖 𝒍𝒂𝒎𝒊𝒅𝒚𝒂𝒚 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒐𝒐 𝒔𝒂𝒎𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒂𝒋𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒔𝒂𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝒎𝒊𝒅 𝒍𝒂 𝒎𝒊𝒅𝒂𝒏𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝒍𝒐𝒐 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒚𝒂 𝒐𝒐𝒏 𝒘𝒂𝒙 𝒃𝒂 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒋𝒂𝒓𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏
╭┈─────────────
╰┈➤ Maxamed Kaafi ✍