Free From Tribalism Vote- FFTV".

Free From Tribalism Vote- FFTV". Cod Ka Xor ah Xigaalnimo

Hambalyo iyo Bogaadin Ka Dib Madaxweynaha La Doortay Aad ha loogu Duceeyo Hana Lala Shaqeeyo Hawlo Waaweyn baa u yaala. ...
19/11/2024

Hambalyo iyo Bogaadin Ka Dib Madaxweynaha La Doortay Aad ha loogu Duceeyo Hana Lala Shaqeeyo Hawlo Waaweyn baa u yaala. Somaliland na Dalcad Adag bay Maraysaa Maanta...

17/03/2022
Codkaaga u Meel Day MaantaMasiirkaaga Ha CadhayninCid Aan Matalaad HagaagsanMar Dhaw Kugu CaawinayninMuwaadin Haba U Cod...
31/05/2021

Codkaaga u Meel Day Maanta
Masiirkaaga Ha Cadhaynin
Cid Aan Matalaad Hagaagsan
Mar Dhaw Kugu Caawinaynin
Muwaadin Haba U Codaynin.

23/05/2021

Fartaada Ha Eersanine
Ka Fiirso Hadeer Codkaaga.

Iska Hubiya Hadalkooda BadanWaa Cod aan Helo eh...
15/05/2021

Iska Hubiya Hadalkooda Badan
Waa Cod aan Helo eh...

Hadii aad BulshooyIsiisaan Cod BadanBalan Waxaan ku maray Baddoon Malab ka Dhigo. ? ? ? ....?Hadii aanay su,aalahani jir...
15/05/2021

Hadii aad Bulshooy
Isiisaan Cod Badan
Balan Waxaan ku maray
Baddoon Malab ka Dhigo.

? ? ? ....?

Hadii aanay su,aalahani jirin Dameerku Wuxuu noqon lahaa Caalim Weyn..
Mubarik CaLi Mahmoud

Xigtonimo Ha JoogteeAdoon Xeer U GaariyoXuquuq uu MutaystiyoWaxaad Ugu Xilanaysaa jirin Sidii Adhi Xero Ku JiraNinka Kug...
01/05/2021

Xigtonimo Ha Joogtee
Adoon Xeer U Gaariyo
Xuquuq uu Mutaystiyo
Waxaad Ugu Xilanaysaa jirin
Sidii Adhi Xero Ku Jira
Ninka Kugu Xisaabtamay
Hankaagiibuu Xaqiray
Xiskaagiibuu bahdilay
Xurmana Hadalkeeda daa

Codkaaga Xor baad U Tahay
Xaq Weeyaan Dastuuriya
Nimaan Xilba Qaadi Karin
Intuu Doorashada U Xayto
Qabiil Yuu Kugu Xodxodan..

30/04/2021

Xil-kas Daacadaa Kaaga Roon,
Xaafadaad Tahay...

27/04/2021

Ma kula tahay inuu jiro qof $100kn oo uu Tabcanayay ama shaqaystay ugu yaraan 20 sano, inuu ku kharash garayn karo doorasho aanu hubin inuu kusoo bixi doono, xataa haduu soo baxo miyaad u malaynaysaa inuu waxaasoo lacag ah u hurayo si uu dalka iyo dadka wax ugu qabto oo mushahar kaliya ugu shaqeeyo mudada 5ta Sano ah ee la doortay..?

Caqliygayga Mari Mayso, ee kaagana bal ku day...

22/04/2021

Maankaaga oo Xora
Masuulkaaga Soo Xulo

Address

Hargeisa

Telephone

+252654149888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Free From Tribalism Vote- FFTV". posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share