08/09/2026
PYTHON ESSENTIALS 1
ISDIIWAANGELINTU WAY FURAN TAHAY!
Ma doonaysaa inaad barato Python Programming oo aad dhisto xirfad muhiim u ah mustaqbalkaaga IT-ga? ๐ป
Somaliland Innovation Zone (SIZ) waxay kuu soo bandhigaysaa Python Essentials 1, tababar wax-ku-ool ah oo kaa caawinaya inaad dhisto aasaas adag oo Python Programming ah, isla markaana kuu diyaarinaya PCEP Certification.
๐ Maxaad baran doontaa?
โ
Aasaaska Python Programming iyo syntax-ka
โ
Data Types & Control Structures
โ
Qorista iyo socodsiinta Python programs
โ
Practical coding exercises
โ
Problem-solving & logical thinking
โ
Diyaargarowga PCEP Certification
โ
Xirfadaha Digital-ka iyo kuwa shaqo
๐ YAA CODSAN KARA?
Tababarkan waxaa loogu talagalay qofka:
* ๐ป Aqoonta aasaasiga ah u leh isticmaalka computer-ka,
๐ CERTIFICATE
Dhammaan ka-qaybgalayaasha dhammaysta tababarka shanta cishaba waxaa la siin doonaa Certificate of Completion.
โฐ XOGTA TABABARKA
๐
Muddada: 5 Maalmood (15 Saacadood)
๐๏ธ Maalmaha: Sabti, Axad, Isniin, Talaado & Arbaco
โฐ Waqtiga: 08:00 AM โ 11:00 AM
๐ Goobta: Somaliland Innovation Zone (SIZ)
๐ ISDIIWAANGELINTA
FG: Isdiiwaangelintu waxay ka dhacaysaa Xarunta SIZ, waxayba furan tahay labada gelinba โ subax iyo galab. waxaana la qaadan doontaa Ardey kooban ama inta ugu soo hor codsata.
๐ Fadlan isdiiwaangeli ka hor Sabtida, maadaama tababarku bilaabanayo Sabtida.
๐ Ha seegin fursaddan aad ku bilaabi karto safarkaaga Python Programming iyo IT Career-ka!
SOMALILAND INNOVATION ZONE (SIZ)
Learn โข Practice โข Build โข Grow