Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag

Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag urur Siyaasadeedka Talo wadaag

28/08/2024

Ganacsade Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo bogaadiyey waxqabadka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL.

26/08/2024
26/08/2024

Jeelka Liin lanaguma Siin ee Suqaar baa Nala Siiyey...." Goosha Isaac

25/10/2022

Urur Siyaasadaka Talo.wadaagcududa jamaahiirtiisa ku soo bandhigay magaalada Berbera. Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaaasada ayaa 3000 oo qof u diiwaangelinta gelisay

24/10/2022

Magalad berber caawa waxay shidan tahay urur siyaasadeedka Talowadaag

Guddida diiwan gelinta ururada siyaasada ayaa kormeeray xafiisyada ururada siyaasada ee gobalka saaxil Xalka Waxa Ku Soo...
24/10/2022

Guddida diiwan gelinta ururada siyaasada ayaa kormeeray xafiisyada ururada siyaasada ee gobalka saaxil Xalka Waxa Ku Soo Dhaweeyay.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadka Talowadaag

24/10/2022

Hawl wadeenadda iyo Taageerayaasha Ururka Talowadaag Waxa ay Muujiyeen Cududdooda sidoo kale waxaa si Meeqaam-sare ah u diyaariyeen goobtii dadku iskugu Yimid.

Waxaan Mahad iyo Bogaadin Halkan uga diraya Taageerayaasha Ururka Talowadaag ee Gobolka Awdal Guul Iyo Gobonimo, Waxaa s...
24/10/2022

Waxaan Mahad iyo Bogaadin Halkan uga diraya Taageerayaasha Ururka Talowadaag ee Gobolka Awdal Guul Iyo Gobonimo, Waxaa si Guul ah ku soo Dhamaatay Madax Taabashadii 1,000 ka qof ee looga Baahnaa Gobolka Awdal ee ururka Talowadaag

Hawl wadeenadda iyo Taageerayaasha Ururka Talowadaag Waxa ay Muujiyeen Cududdooda sidoo kale waxaa si Meeqaam-sare ah u diyaariyeen goobtii dadku iskugu Yimid.

Hambalyo Reer Boorama.

Address

Hargeisa

Telephone

+252654070665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share