30/03/2026
Jaantuskan sawirka waxa usoo koobaya shaqo ay qabtayn arday ku jirta sanadkii udambeyey kuliyada dentist ee daryeelka afka iyo daaweynta oo ka fuliyeyn xarunta cafimaadka magalada hadaftimo sanaag
Shaqadan waxaa loo shaqeeyey 377 qof oo rwwr hadaftimo iyo degaamada hoos taga magalada oo isku jira ragg ,dumar iyo caruur shaqooyinka laqabtey waxaa ka mid ahaa
-- saarista ilkaha
-- buuxinta ilkaha
-- ilko dhaqid
-- xanuun dilis
-- latalin iyo baadhitaan
Shaqadan ardayda practicalka jamacada waxaa u fududeeyey taas oo laqabtey sanadkii 3aad maamulka xarunta cafimadka Dr Mohamed Somali Ahmed Hassan oo kaashanaya shaqalaha xarunta iyo guddida cafimadka xarunta
Ujeedka iskaashiga Xidhiidhka ka dhaxeeya xarunta cafimaadka magalada hadaftimo sanaag iyo jamacada east africa university kuliyada dentist ee daryeelka afka waxa weeye si ardaydu aqoontii ay barteyn gacanta uga shaqeeyaan iyo in bulshada reer hadaftimo ay helaan daryeel caafimad bilaash oo gurigooda ugu yimid
Mahadsanidin