Maktabadda Guud ee Guriceel

Maktabadda Guud ee Guriceel A Library plays an important role in promoting the progress of knowledge. Therefore, Guriel Public Library provides readers, researchers, & youth a safe space.

there are many people who love & enjoy reading, but they have no access or don't have a space.

*๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก*Naadiga Akhriska & Qoraalka Guriceel iyo Maktabadda Guud ee Guriceel waxay si wadajir ah idiinku soo...
10/03/2026

*๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก*

Naadiga Akhriska & Qoraalka Guriceel iyo Maktabadda Guud ee Guriceel waxay si wadajir ah idiinku soo bandhigayaan Tababar Muhiim ah oo ku saabsan "๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐ฎ ๐” ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐–๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐จ ๐š๐ก."

๐Ÿ“… Taariikhda: 11-ka March-2026
๐Ÿ•“ Saacadda: 9:30 Habeenimo
๐Ÿ“ Goobta: Google Meeting
๐ŸŽ™๏ธ Martida : Sheikh Abdirizak Ahmed Al Shamsaani

Ka qaybgalkaagu waa muhiim!

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
+252 61 6760365 /+252 61 8607434

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Guriceel

Xubno ka socday Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed, guddoomiyaha Madasha Gobsoor Qorayaal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ...
05/01/2026

Xubno ka socday Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed, guddoomiyaha Madasha Gobsoor Qorayaal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho ku yimid Maktabadda Guud ee Guriceel ,halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay guddoomiyaha Naadiga Akhriska & Qoraalka Guriceel mudane Cabdiqani Ciid .
Mas'uuliyiinta ka socday Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed ayaa Maktabadda iyo Naadiga ku bogaadiyay Kuna dhiirigaliyay howsha baaxadda leh oo ay u haayaan Bulshadda reer Guriceel iyo sida ay ugu heelan yihiin Horumarinta akhris Qoraalka.

Sidoo kale xubnaha maanta booqday degmada Guriceel ayaa waxaa gudaha magaalada soo dhoweyn-sharafeed ugu sameeyay masuuliyiin iyo dhallinyarada aqoonyahanka ah ee degmada.

Naadiga akhriska-qoraalka iyo maktabadda degmada Guriceel ayaa ka mid ah bahda akhris-qoraalka degmooyimka dalka, ee doorka wanaagsan ka qaata howlaha horumarinta akhris-qoraalka bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Galmudug.

Xafiiska Maktabadda Guud Ee Guriceel
_________________________

Waxa aan berri soo Koobeynaa BUUGGA siyaasi CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME uu ka qoray waayihii sii oo uu ugu magac d...
26/02/2025

Waxa aan berri soo Koobeynaa BUUGGA siyaasi CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME uu ka qoray waayihii sii oo uu ugu magac daray "ADKAYSI "

Alle ha u naxariisto guddoomiye Ahmed Bakaal oo ka tirsanaa bahda maktabada guricel.Ahmed waxa uu si free ah ugu uga sha...
05/06/2024

Alle ha u naxariisto guddoomiye Ahmed Bakaal oo ka tirsanaa bahda maktabada guricel.

Ahmed waxa uu si free ah ugu uga shaqayn jiray matabada guricel .

Akhri, si aad waxsoosaar u yeelato. Dheefta maskaxdu quudato waa akhriska.
19/02/2024

Akhri, si aad waxsoosaar u yeelato. Dheefta maskaxdu quudato waa akhriska.

Akhrisku waa dhib billawga h**e balse waa midka beddeli doono gabi ahaan noloshaada caqliyan, dhaqaale iyo dhaqanba. Joo...
19/02/2024

Akhrisku waa dhib billawga h**e balse waa midka beddeli doono gabi ahaan noloshaada caqliyan, dhaqaale iyo dhaqanba. Joogtay akhriska haba yaraadee!

19/07/2023

ุฃุจูˆ ุงู„ุนุชุงู‡ูŠุฉ ุงุฎุชุตุฑ ุงู„ุฏู†ูŠุง ููŠ ูฆ ุฃุจูŠุงุช ุดุนุฑูŠุฉุŒ ุฌู…ูŠู„ุฉ ุฌุฏุงู‹ ุŒ ูุชุฃู…ู„ูˆู‡ุง :

- ู†ุฃุชูŠ ุฅู„ู‰ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู†ุญู† ุณูˆุงุณูŠุฉ
ุทูู„ู ุงู„ู…ู„ูˆูƒู ูƒุทูู„ ุงู„ุญุงุดูŠุฉ

- ูˆู†ุบุงุฏุฑ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู†ุญู† ูƒู…ุง ุชุฑู‰
ู…ุชุดุงุจู‡ูˆู† ุนู„ู‰ ู‚ุจูˆุฑ ุญุงููŠุฉ

- ุฃุนู…ุงู„ู†ุง ุชูุนู„ูŠ ูˆุชูŽุฎูุถ ุดุฃู†ู†ุง
ูˆุญุณุงุจูู†ุง ุจุงู„ุญู‚ ูŠูˆู… ุงู„ุบุงุดูŠุฉ

- ุญูˆุฑุŒ ูˆุฃู†ู‡ุงุฑุŒ ู‚ุตูˆุฑ ุนุงู„ูŠุฉ
ูˆุฌู‡ู†ู…ูŒ ุชูุตู„ู‰ุŒ ูˆู†ุงุฑูŒ ุญุงู…ูŠุฉ

- ูุงุฎุชุฑ ู„ู†ูุณูƒ ู…ุง ุชูุญุจ ูˆุชุจุชุบูŠ
ู…ุง ุฏุงู… ูŠูˆู…ููƒ ูˆุงู„ู„ูŠุงู„ูŠ ุจุงู‚ูŠุฉ

- ูˆุบุฏุงู‹ ู…ุตูŠุฑูƒ ู„ุง ุชุฑุงุฌุน ุจุนุฏู‡
ุฅู…ุง ุฌู†ุงู† ุงู„ุฎู„ุฏ ูˆุฅู…ุง ุงู„ู‡ุงูˆูŠุฉ

( ู†ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ู„ู†ุง ูˆู„ูƒู… ุญุณู† ุงู„ุฎุงุชู…ุฉ )

Kulan uu soo agaasimay, Agaasimaha guud ee maktabadda degmada Guriceel ustaad Cabdullaahi Gureey ayaa galabtay lagu soo ...
15/03/2023

Kulan uu soo agaasimay, Agaasimaha guud ee maktabadda degmada Guriceel ustaad Cabdullaahi Gureey ayaa galabtay lagu soo dhaweeyay qoraa Mustaf Warsame oo degmada howlo shaqo u yimid.

Masโ€™uulyiin ay ka midyihiin guddoomiyaha jaamacadda Savannah Dr Daahir Xersi Muxamed, Agaasimaha qorshaynta degmada ustaad Xasan mahdi, Agaasimaha fanka iyo suugaanta degmada abwaan Cabdullaahi Sheekh Xalaf iyo macallimiin kale ayaa kulanka ka qaybgalay.

Agaasimaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiirrigaliyo qoraayaasha degmada soo booqda.

Mahadsanidiin.

Waxaa galabta inoo qabsoomay kulan aqoon is waydaarsi ah oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mida mucallimiinta iyo ardeyda ...
02/12/2022

Waxaa galabta inoo qabsoomay kulan aqoon is waydaarsi ah oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mida mucallimiinta iyo ardeyda deegaanka.

Waxaa galabta Maktabadda noogu yimid mid ka mida aqoon-yahannada degmada ahna Garyaqanka guud ee degmada Abuukate Maxame...
02/10/2022

Waxaa galabta Maktabadda noogu yimid mid ka mida aqoon-yahannada degmada ahna Garyaqanka guud ee degmada Abuukate Maxamed Cawil.

Adigu wali ma u taktay maktabadda si aad caqligaaga iyo cilmigaaga u kordhiso?

Waxaa galabta maktabadda ka qabsoomay kulan buug soo koobid ah oo ay kasoo qayb galeen:- Gudoomiyaha degmada, qaar mida ...
25/08/2022

Waxaa galabta maktabadda ka qabsoomay kulan buug soo koobid ah oo ay kasoo qayb galeen:- Gudoomiyaha degmada, qaar mida culumada deegaanka, aqoon-yahano, qayb ka mida macallimiinta deegaanka, iyo dhallin-yaro waxbaratay.

Waa qayb ka mida ardada iskuulka Guriceel primary and secondary school  oo maktabadda soo booqday.
15/08/2022

Waa qayb ka mida ardada iskuulka Guriceel primary and secondary school oo maktabadda soo booqday.

Address

Guriel, 6595
Guri Ceel

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612111032

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maktabadda Guud ee Guriceel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maktabadda Guud ee Guriceel:

Share

Category