Gabiley National Library and Community Center

Gabiley National Library and Community Center Gabiley National Library waa maktabad casriya oo ka qayb qaadan doonta kobcinta garaadka.

Sawiro.Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo  Maktabadda Qaranka Gabiley.
09/05/2026

Sawiro.
Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Maktabadda Qaranka Gabiley.

Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Gabiley oo habeen danbe ka qabaoomi doonna Maktabadda Qaranka Gabiley.
07/05/2026

Bandhigga Buugga Maaraynta Dhaqaalaha Iyo Gabiley oo habeen danbe ka qabaoomi doonna Maktabadda Qaranka Gabiley.

Sawiro.Falanqaynta Buugga Bisha AprilNo Excuse: The Power of Self-Discipline
02/05/2026

Sawiro.
Falanqaynta Buugga Bisha April
No Excuse: The Power of Self-Discipline

Falanqaynta Buugga Bisha AprilNo Excuse: The Power of Self-DisciplineπŸ“… Taariikh: Jimce, 1-da May 2026πŸ•“ Waqti: 4:15 PMπŸ“ G...
29/04/2026

Falanqaynta Buugga Bisha April
No Excuse: The Power of Self-Discipline

πŸ“… Taariikh: Jimce, 1-da May 2026
πŸ•“ Waqti: 4:15 PM
πŸ“ Goobta: Beerta Maktabadda Qaranka Gabiley

Ku soo biir kulan xiiso leh oo lagu falanqaynayo buugga No Excuse (The Power of Self-Discipline)

Ha seegin!

Kullan cinwaankiisu ahaa β€œGoorma ayaa loo baahan yahay biraha ilkaha( Dental Braces)” oo uu       Dr.  Muxiyadiin Xasan ...
22/04/2026

Kullan cinwaankiisu ahaa β€œGoorma ayaa loo baahan yahay biraha ilkaha( Dental Braces)” oo uu Dr. Muxiyadiin Xasan oo uu u qabtay arday ayaa ka qabsoomay Maktabadda Qaranka Gabiley. Ujeedada kulanka ayaa ahaa:

1: calaamadaha muujinaya baahida birta ilkaha ( dental braces)

2: khataraha ka dhalan Kara biraha ( dental braces) aan loo baahnayn

3: muhiimada la tashiga dhaktarka ilkaha ( orthodontist) ka hor birta .

Sawirada qaybtii 1aad.β€Žβ€ŽKulankaKulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afra...
18/04/2026

Sawirada qaybtii 1aad.
β€Ž
β€ŽKulankaKulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afraad ayaa ka qabsoomay Maktabada Qaranka Gabiley kalkii afraad.
β€Ž

Kulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afraad ayaa ka qabsoomi doona Makta...
15/04/2026

Kulanka u Diyaargaraw iyo talo-siinta imtixaanka shahaadiga ah Dugsiga Sare Fasalada Afraad ayaa ka qabsoomi doona Maktabada Qaranka Gabiley kalkii afraad.
17-april -2026 Jimcaha 4:00pm Galab Danbe

12/04/2026

Gabiley National Library-Kalabaydh Branch

Maktabadda Kalabaydh oo shaqadeedi si rasmi ah u bilowday ayaa ugu bishaaranaysa ardayda iyo dadwayanaha Kalabaydh in ay ka heli doonnaa adeegyada akhriska. Sidoo kale ardayduna waxa ay ka heli doonnaan xiisado kab ah oo ay ka mid yihiin Xisaab, Carabi, English iyo Soomaali.

Tababar Ku saabsan sida loo furo awoodda π†πšπ«πšπšππ πšπœπ¦πžπžππ€πš (α΄€Κ€α΄›ΙͺꜰΙͺα΄„Ιͺα΄€ΚŸ ΙͺΙ΄α΄›α΄‡ΚŸΚŸΙͺɒᴇɴᴄᴇ) ayaa  ka qabsoomi doona maktabada qar...
08/04/2026

Tababar Ku saabsan sida loo furo awoodda π†πšπ«πšπšππ πšπœπ¦πžπžππ€πš (α΄€Κ€α΄›ΙͺꜰΙͺα΄„Ιͺα΄€ΚŸ ΙͺΙ΄α΄›α΄‡ΚŸΚŸΙͺɒᴇɴᴄᴇ) ayaa ka qabsoomi doona maktabada qaranka gabiley,

Ku soo biir tababarkan wax ku oolka ah oo aad ku fahmi doonto sida looga shaqaysiiyo awoodda dhabta ah ee uu leeyahay π†πšπ«πšπšππ πšπœπ¦πžπžππ€πš ama AI-gu

Address

Gabiley Street NO. 1
Gebiley

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:40
Tuesday 08:00 - 21:40
Wednesday 08:00 - 21:40
Thursday 08:00 - 21:40
Saturday 08:00 - 21:40
Sunday 08:00 - 21:40

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabiley National Library and Community Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Gabiley National Library and Community Center:

Share

Category