๐™ต๐šŠ๐š›๐š‘๐šŠ๐š— ๐™ฐ๐š•๐š’ ๐™ผ๐š˜๐š‘๐šž๐š–๐šŽ๐š "๐’๐š๐ฆ๐จ-๐–๐š๐๐ž"

  • Home
  • Somalia
  • Gebiley
  • ๐™ต๐šŠ๐š›๐š‘๐šŠ๐š— ๐™ฐ๐š•๐š’ ๐™ผ๐š˜๐š‘๐šž๐š–๐šŽ๐š "๐’๐š๐ฆ๐จ-๐–๐š๐๐ž"

๐™ต๐šŠ๐š›๐š‘๐šŠ๐š— ๐™ฐ๐š•๐š’ ๐™ผ๐š˜๐š‘๐šž๐š–๐šŽ๐š "๐’๐š๐ฆ๐จ-๐–๐š๐๐ž" updating

19/01/2025
Hambalyo Hambalyo  Hambalyo Khaalid Muxumed Xasan(Zaam)  Maareeye Ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Gabiley.Waa Shakhsi Hanan...
09/10/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Khaalid Muxumed Xasan(Zaam) Maareeye Ku Xigeenka Wakaalada Biyaha Gabiley.

Waa Shakhsi Hanan Kara Xilka Loo Igmaday

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan hambalyeynayaa Dhamaan Xubnaha Gudida Ololaha Xisbiga Kulmiye Party Ee Gobolka Gabiley...
29/09/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waxaan hambalyeynayaa Dhamaan Xubnaha Gudida Ololaha Xisbiga Kulmiye Party Ee Gobolka Gabiley, si gaara waxaan u hambalyeynayaa Gudoomiyaha Gudida Xildhibaan Abdikarim Mohamed

Hambalyo Hambalyo Dr Amir Abdullahi finally u did it๐Ÿ‘๐Ÿ‘
27/07/2024

Hambalyo Hambalyo Dr Amir Abdullahi finally u did it๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Talaabadii 2  ayaa la qaadey inta dhimana waxaan Rajaynaynaa Inay Guul Kusoo Dhamaato.Bulshada Reer Gabileyna Waxaa laga...
13/05/2024

Talaabadii 2 ayaa la qaadey inta dhimana waxaan Rajaynaynaa Inay Guul Kusoo Dhamaato.

Bulshada Reer Gabileyna Waxaa laga Rabaa Magacii Labaad Ee Gobolka Ku haboonaa Inaan Diyaarino.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo...

ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ Abdirashid Ahmed Seed iyo Dum Ayaan Maxamoud Elmi .
22/11/2023

ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

Abdirashid Ahmed Seed iyo Dum Ayaan Maxamoud Elmi .

08/10/2023

๐บ๐ด๐ต๐ผ๐ฟ๐ธ๐‘Œ,๐‘†๐‘‚๐‘€๐ด๐ฟ๐ผ๐ฟ๐ด๐‘๐ท

02/10/2023

Mar danbe diyaar uma nihin mana jeclin inaan maqalno ciidanka Qaranka ayaa lasoo weeraray oo waa iska difaaceen , 8 bilood ayaanu dhagaysaneynay Intan ?

Congratulation congratulation brother Usama Abiib Finally u did it
29/08/2023

Congratulation congratulation brother Usama Abiib Finally u did it

Happy New year
31/12/2022

Happy New year

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุฑุญู…ู‡ ูˆูŠุบูุฑ ู„ู‡ ูˆูŠุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชู‡.               ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญSheikh Ismaciil Maxamoud Cigaal Al...
31/12/2022

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ ูŠุฑุญู…ู‡ ูˆูŠุบูุฑ ู„ู‡ ูˆูŠุณูƒู†ู‡ ูุณูŠุญ ุฌู†ุงุชู‡.
๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ
Sheikh Ismaciil Maxamoud Cigaal Allah ha u naxariisto Janadana Allah haka waraabiyo.

Sheikhu wuxuu ahaaa daaci diinta u hurey naftiisa iyo Maalkiisa ,dacwadana gaadhsiiyey meelo badan.

Sheikh Ismaacil Waxaan kaaga marag nahay inaad ahlul Jano tahay.

Address

Wadajir
Gebiley

Telephone

+252634677566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐™ต๐šŠ๐š›๐š‘๐šŠ๐š— ๐™ฐ๐š•๐š’ ๐™ผ๐š˜๐š‘๐šž๐š–๐šŽ๐š "๐’๐š๐ฆ๐จ-๐–๐š๐๐ž" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category