09/01/2019
Xikmado Wax Ku Kordhin Kara Maskaxdaada Kuguna Hagi Kara Wadada Guusha
------------------------------------
1- "Fikiradaha Waaweyni Waxay Kaliya La Hadlaan Maskax Fikirkta, Laakiin Ficilada Waaweyn Waxay La Hadlaaan Bini-aadmiga oo dhan." - Emily P. Bissell
2- "Caqabadaha Waa wax Argagax Leh Oo Aad Arki Karto Markii Indhahaaga Aad Ka Saarto Ujeedadaada. "- Henry Ford
3- "Farqiga U Dhexeeya Qofka Guuleysta Iyo Kuwa Kaleba Ma ahan Awood la'aan,
Mana Ahan Aqoon la'aan, Laakiin Waa Rabitaan La'aan "- Vince Lombardi rather
4- " Majirto Sir Kadambeysa In Guur La Gaaro, Waxay Ku Xirantahay Natiijadaada Diyaarin, Qabashada Shaqada Adag Iyo Wax Ka Barashada Guuldarooyinka. "- Colin Powell
5- " Guuleyste Kaama Dhigeyso In Aad Sameyso Jimicsi, Guuleyste Waxaa Kaa Dhigaya Waxa Ka Guuxaya Gudahaaga Oo Ah Rabitaankaaga, Riyadaada Iyo Aragtidaada "- Muhammad Ali
6- "Guul Waxaa Gaaraya Qofka Isku Daya Siina Wada Isku Daysiiga Iyadoo Ay Lajirto Maskax Wanaagsan Oo Dhaqan Wanaagsan Leh . "- W. Clement Stone
7- "Waa Inaad Cabbirtaa Xajmiga Waxqabadkaaga Iyo Caqabadaha Kusoo Wajahay Si Aad Ugu Adkaato Ugana Gudubto Si aad U Gaarto Hadafyadaada. "- Booker T. Washington
8- "Dhiirigelintu Waa Waxa Kugu Dhalinaya Inaad Biloowdo, Caado Ka Dhigashadana Waa Waxa Kugu Sii Heynaya Inaad Sii Socotid!" - Jim Ryun
9- "Si Aad Ku Guuleysto Waa Inaad Guul Dareysataa Si Aad U Ogaato Waxa Aan Mudneen In Aad Sameeyso Talaabada Xigta."- Anthony J. D'Angelo
10- "Haddii Aanad Isku Hagaajin Hadafyadaada, Maka Qoomameyn Kartid Inaadan Gaarin." - Yogi Berra
Waxaa Idinla Wadaagay Walaalkiin Abdurahman M Jey Oo Idin Leh "Gaarista Hadaf Waliba Waxaa Gundhig Iyo Sal U Ah Raali Galinta Iyo Ka Cabsiga Allah"
Qodobkee Kusoo Jiitay? Haddii Aad Ka Heshay Share Dheh, Sidoo Kale Like Saar Oo Nagula Saaxiib Page-ka Hadii Aadan Saaxiib Nala Eheen