Sahal company

Sahal company Shirkadda shaqaalaysiinta darawalada, furfurista aqalada iyo kiraynta guryaha Ee SAHAL

11/07/2024

Ma kamid tahay Gaadiid layda Mooto bajaajta ama gawaarida xamuulka .
Ma ka cabanaysaa dareewal xumo.

Dareewal wata leisan
Damiin leh.
Tababar haysata
Dabeecad iyo dadla dhaqan leh.

Ayaa kuu haynaa la soo xariiir. 6783666

Ama soo booqo xafiiska.
Sahal company

Ka faa iidaysi wacan
02/07/2024

Ka faa iidaysi wacan

Maleedahay Mooto bajaaj.?Maka cabanaysaa Dareewal xumo? Haday jawaabtaadu tahay. HAA.  Waxaan kuu haynaa dareewalo  xirf...
02/07/2024

Maleedahay Mooto bajaaj.?
Maka cabanaysaa Dareewal xumo?
Haday jawaabtaadu tahay. HAA.

Waxaan kuu haynaa dareewalo xirfad sare leh, aamin ah.
Fadalan booqo shirkada shaqaalaysiinta dareewalada iyo fur -furista aqalada Ee Sahal company AMA la xariir.👇
0906783666 ama whatsap 6736654.

Mahadsanidin wada shaqayn wacan.

30/06/2024

Marabtaa in laguu shaqeeyo.
Mahaysataa gaadiid bilaa dareewal ah. Ama in kaguu fur furo agalka.
Sahal ayaa kuu sahalaysa ee la xariir
Maleedahay xirfad shaqo sida wadista gaadiidka yar yar moodata bajaata gawaarida. Iwm. Shirkada sahal baa kuu sahlaysa ee la xariir

Mahadsanid

30/06/2024

Marabtaa in laguu shaqeeyo.
Mahaysataa gaadiid bilaa dareewal ah. Ama in kaguu fur furo agalka.
Sahal ayaa kuu sahalaysa ee la xariir.
0906736654
Maleedahay xirfad shaqo sida wadista gaadiidka yar yar moodata bajaata gawaarida. Iwm. Shirkada sahal baa kuu sahlaysa ee la xariir. 0906783666

Mahadsanid

Macmiil waxaan kuu haynaa Afar qol oo si casri ah u dhisan.Nagala soo xariir 0906783666Labo darawal oo leh xirfad sare L...
26/06/2024

Macmiil waxaan kuu haynaa Afar qol oo si casri ah u dhisan.

Nagala soo xariir 0906783666

Labo darawal oo leh xirfad sare Leh,
damiinkooda wata.
â—‹Bajaaj
â–¡ Bajaaj

Address

Bulsho Street
Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category