15/06/2024
Garoowe , 15 - June - 2024 | waxaan maanta ka qayb galay Kalfadhiga ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo uu furay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni .
Furitaanka Kal-fadhiga 54-aad waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne ku-xigeenka DPL
H.E Ilyas Osman Lugatoor , Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiilladda Mudane , Maxamed Baarri Shire, Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiiladda Mudane, Maxamed Maxamuud Ciise, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland, Xubno kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , Golaha Xukumadda, Golaha Garsoorka , Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha , Guddiga Doorashada Puntland , Duqa Degmada Garoowe , Isimo , Cullimo , Hayโadaha Caalamiga ah , Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA , Saraakiisha Ciidamadda Qalabka sida DPL , Hawl-wadeennada Madaxtooyada & Marti Sharf kale .
Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo Kalfadhiga furay ayaa khudbadiisa Dastuuriga ah ka jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada , isagoona si rasmi ah u furay Kalfadhiga sida uu qabo
[ Qodobka 80-aad farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland ] .
= ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ .