Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL., Government Official, Garowe.

Cawaale Stadium iyo dhamaadkii Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug ( Sawiro).
28/11/2025

Cawaale Stadium iyo dhamaadkii Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug ( Sawiro).

Hambalyo Degmada Galdogob oo markii labaad kuguulaystay Koobka degmooyinka Gobalka Mudug
28/11/2025

Hambalyo Degmada Galdogob oo markii labaad kuguulaystay Koobka degmooyinka Gobalka Mudug

Gaalkacayo: 24-Nov-2025 waxaa ka dhacay   kamid ah Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhexmartay Degmooyinka Xar...
24/11/2025

Gaalkacayo: 24-Nov-2025 waxaa ka dhacay kamid ah Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhexmartay Degmooyinka Xarfo iyo Saaxo.
Degmada Xarfo ayaa kamadanbaystii ugu gudubtay Ciyaarta finaalka ah ee tartanka degmooyinka oo ay wada Ciyaaridoona degmada Galdogob Maalinta Jimcaha ah.

Hambalyo Degmada Xarfo

Gaalkacayo: 23-Nov-2025 waxaa ka dhacay Ciyaar xiiso iyo Xamaasad lahayd oo  kamid ah Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug...
23/11/2025

Gaalkacayo: 23-Nov-2025 waxaa ka dhacay Ciyaar xiiso iyo Xamaasad lahayd oo kamid ah Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhexmartay Degmooyinka Tawfiiq iyo Galdogob.
Degmada Galdogob ayaa kamadanbaystii ugu gudubtay Ciyaarta finaalka ah ee tartanka degmooyinka ( Final Game).

Hambalyo Degmada Galdogob.

Garoonka Kubadda Cagta Cawaale iyo Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug.
20/11/2025

Garoonka Kubadda Cagta Cawaale iyo Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug.

Garoowe: 20-Nov-2025  Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Wasaaradda Dhalinyara iyo Ciyaraaha DPL oo uu weheliyo Gudoomiye Kuxig...
20/11/2025

Garoowe: 20-Nov-2025 Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Wasaaradda Dhalinyara iyo Ciyaraaha DPL oo uu weheliyo Gudoomiye Kuxigeenka Xiriirka Kubad Cagta DPL ( PFA) ayaa ka daahfuray Xarunta Wasaaradda Tababar looqabanayo Dhalinayaro Cusub oo qayb ka noqobaysa Garsoorka Gobalka Nugaal, Tababarkaas ay bixinayaan Macalimiin Garsoorka Puntland ah si kor loogu qaado Xirfadda Garsoorka Gobalka iyo Guud ahaa Puntland.
Waxaa tababarka soo agaasimay Madax Garsoorka Puntland Cabdillaahi Cabdiraxmaan oo kaashanaya Gudoomiyaha Dhalinyarada Ciyaaraha Gobalka Nugaal Cabdullahi Ahmed Cabdi.

GAALKACAYO: Waxaan galabta Garoonka Cawaale ka dhacaysa  Ciyaar kamid ah Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhex...
17/11/2025

GAALKACAYO: Waxaan galabta Garoonka Cawaale ka dhacaysa Ciyaar kamid ah Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhexmaridoonta Degmooyinka Xarfov iyo Bursalax haddii alle idmo.

GAALKACAYO: Waxaan galabta Garoonka Cawaale ka dhacaysa  Ciyaar kamid ah Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhex...
16/11/2025

GAALKACAYO: Waxaan galabta Garoonka Cawaale ka dhacaysa Ciyaar kamid ah Tartanka Degmooyinka Gobalka Mudug taas oo dhexmaridoonta Degmooyinka Saaxo iyo Towfiiq haddii alle idmo.

GAALKACAYO: 13-Nov-2025  Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Wasaaradda Dhalinyrada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntaland  Maxamed Ma...
13/11/2025

GAALKACAYO: 13-Nov-2025 Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Wasaaradda Dhalinyrada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntaland Maxamed Maxamuud cali ( Burci) iyo Madaxa Garsoorka Puntland Cabdullahi Cabdiraxmaan iyo Madax Garsoorka Gobalka Mudug Daahir ayaa jormeer Shaqo kutagay Garoonka Kubadda Cagta GECPD Degamada Gaalkacayo

GAALKACAYO : 12- Nov-2025 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada  iyo Ciyaaraha DPl   Cabdirisaq Adan Warsame oo uu ...
12/11/2025

GAALKACAYO : 12- Nov-2025 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DPl Cabdirisaq Adan Warsame oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Maxamed Maxamuud Cali ( Burci) ayaa ka daahfuray Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug
Garoonka Cawaale

12/11/2025

Kalmadii lataliye Caynaanshe Maxamuud Xiritaankii Kulamadii Dhalinyarada ee Bulshada Degmada Qardho ee Gobalka Karkaar

QARDHO: 11-Nov-2025: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland oo kaashaneysa hay'adda Unicef ayaa ku soo ...
11/11/2025

QARDHO: 11-Nov-2025: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland oo kaashaneysa hay'adda Unicef ayaa ku soo gabagabaysay wajiga 3-aad ee kulamada la qabsiga isbadelka cimilada (Climate Change Adoption).

Kulamadaas oo socday mudo Bil ah, waxaa lagu falaanqaynayay Arimaha kusaabsan isbadalka Cimilada iyo Laqabsiga Bulshada Gobalka Karkaar waxaana kaalinta ugu wayn ka qaatay Dhalinyarada oo ah tiirka isku xirka bulshada iyo wacyigelinta saameynta isbadelka cimilada.

Address

Garowe

Telephone

+252906791181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share