Puntland Good Governance and Anti Corruption Bureau

Puntland Good Governance and Anti Corruption Bureau The Puntland Good Governance and Anti-Corruption Bureau is Government Organisation for promoting Go

The Puntland Good Governance and Anti-Corruption Bureau is Government Organisation for promoting Good Governance and fighting corruption in Puntland.

16/05/2020
18/04/2020

waxaa la joogaa waqtigii maamul wanaaggu ku baahi lahaa Puntland oo dhan, musuqmaasuqana si wada jir ah loola dagaalami lahaa.

waxaan dhiirri galinaynaa in shaqaaluhu si joogta ah u helaan tababarro la xiriira shaqada ay qabanayaan iyo shaqo tusid.

waxaan dhiiri galinaynaa in shaqaalaha dowladda shaqadooda lagula xisaabtamo (Performace appraisal and performance management) firfircoonaanta hay'adaha dawladda waxaa asaas u ah shaqaale firfirfircoon oo aqoon u leh shaqada ay qabanayaan, ayna ka go'an tahay in ay si hufan u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Si aan uga soo kabanno Burburka iyo dib u dhaca, waxaan u baahan nahay qorshe cad oo dad dhis, dal dhis, wada shaqan iyo iskaashi.ku salaysan.

Bisha June 2020 waxaan bilaabaynaa qiimayn iyo kormeeris baahsan, kaas oo qayb ka noqon doona war bixintayada guud ee sannadlaha ahayd.
waxaa la gaaray waqtigii xafiis walba lagu qiimayn lahaa laguna abaal marin lahaa wax qabadkiisa.

xafiis ahaan dhawaan waxaan dhamaystirnay Axdigii Adeegga Dadweynaha si dadweynuhu u helaan adeeg tayadiisu sarrayso isla markaasna lagu qanci karo.

sidoo kale waxaan dhamaystirnay habraacii Maaraynta Cabashooyinka, dadkuna u helaan tub loo maro cashada, loona maareeyo

.

Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorka Aqoonyahannada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa
04/03/2018

Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorka Aqoonyahannada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa

Dood-cilmiyeed ku saabsan doorka Aqoonyahannada ee sare u qaaddidda maamul wanaagga iyo La-dagaallanka musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq …

Shir ku Saabsan Doorka Dadweynaha ee Sarreynta Sharciga.
04/03/2018

Shir ku Saabsan Doorka Dadweynaha ee Sarreynta Sharciga.

Shir ku saabsan kor u qaadista maamul wanaagga iyo la-dagaallanka Musuq maasuqa IYO sarraynta shirciga ee doorka dadweynaha oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaall…

Shir ku Saabsan Doorka Nabadoonnada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa.
04/03/2018

Shir ku Saabsan Doorka Nabadoonnada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa.

Shir ku saabsan doorka Nabadoonnada Puntland ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq…

SHIR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE MAAMUL WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA
04/03/2018

SHIR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE MAAMUL WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA

Shir ku saabsan doorka haweenka ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa dowladda…

Hay'adda Asteynta Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa oo qabatey Shir k*k saabsan Doorka Dhallinyarada ee M...
04/03/2018

Hay'adda Asteynta Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa oo qabatey Shir k*k saabsan Doorka Dhallinyarada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa.

Shirka kor uqaadida Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq- maasuqa iyo doorka ay qaadankaran dhaliinyaradda kasoo baxday jaamacadaha puntland ayaa maanta lagu qabatay magaalada Garowe. shirkan a…

Address

Dr Jimcale Road
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Good Governance and Anti Corruption Bureau posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland Good Governance and Anti Corruption Bureau:

Share