Xil.abdulkhaliq xeef

Xil.abdulkhaliq xeef Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xil.abdulkhaliq xeef, Political Party, Garowe.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND H.E Said Abdullahi Deni
12/01/2024

MADAXWEYNAHA PUNTLAND H.E Said Abdullahi Deni

WAR-SAXAAFADEED
12/01/2024

WAR-SAXAAFADEED

09/01/2024
Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Ku-xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor...
08/01/2024

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Ku-xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. Waxaan Allaah uga rajaynayaa inuu u fududeeyo gudashada mas'uuliyadda loo igmaday. Markale, waxaan guud ahaan reer Puntland shacabka iyo maamulba ku boorrinayaa midnimo iyo in ay wadajir ugu guntadaan horumarka, dowlad-dhiska iyo xasilloonida Puntland.

HAMBALYO HAMBALYO WAXAN HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA DR.H.E Said Abdullahi Deni GULL MADAXWEYNAHA 5 SANO OO SOSOCOTA HAMBA...
08/01/2024

HAMBALYO HAMBALYO WAXAN HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA DR.H.E Said Abdullahi Deni GULL MADAXWEYNAHA 5 SANO OO SOSOCOTA HAMBALYO MADAXWEYNE

Waxaan u hambalyeeynaya Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Marwadiisa Xamdi Axmed Saalax, oo maanta meherkoodu ka dhacay...
06/01/2024

Waxaan u hambalyeeynaya Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Marwadiisa Xamdi Axmed Saalax, oo maanta meherkoodu ka dhacay Laascaanood, Garaad adiga iyo qoyskaba Hambalyo iyo Duco ayaan Kula wadaagayna.

Hambalyo.

ASALAMU CALAYKUM DHAMAN SHACABKA RER PUNTULAND MADAXYEYNE DR.H.E Said Abdullahi Deni 08/01/2024 I.N SO LABASHO WACAN MAD...
06/01/2024

ASALAMU CALAYKUM DHAMAN SHACABKA RER PUNTULAND MADAXYEYNE DR.H.E Said Abdullahi Deni
08/01/2024 I.N SO LABASHO WACAN MADAXWEYNE

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xil.abdulkhaliq xeef posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share