Puntland State TV

Puntland State TV Official page of Puntland State TV which is a public broadcasting network of Puntland State. Its headquarters are capital of Garowe.
(3)

The service also maintains an office in London. Founded in April 2013. Difaacaha Danaha Puntland

08/05/2026

Garoowe VS Laascaano Tartanka caasimadaha Puntland ee Calmiskaad

08/05/2026

Degmada Towfiiq gobolka Mudug oo Lagu soo dhaweeyey Wafdi Culimo ah uu hogaaminayo Shiikh C/risaaq Shiikh Cali Shiikh Ibraahim.

08/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Dangorayo iyo qayb Kamid Ah Golaha Deegaanka Degmada Dangorayo Ayaa Usoo Dhisey Gudoomiye iyo Kuxigeen Deegaanka Celbuh Ee Degmada Dangorayo.

08/05/2026

Maxay Puntland uga soo horjeeddaa wax ka beddelka dastuurka ee uu wato Hassan Sheikh Mohamud?
Marti: Dr. Cabdifataax Maxamed Sugulle, Xoghayaha Xisbiga Mustaqbal.

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Nabadoon Abdirshiid Maxmud Shire Shoodhe oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedin:- Gudoomiye ku-kuxgeen gobolka Karkaar Cabdicasiis Yusuf Camir oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Islaan Mahad oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Nabadoon Mahad khaalid Muuse oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Nabadoon Muuse Siciid oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Nabadoon Abdirashiid Nuur Shire oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

08/05/2026

Hadal-jeedinta:- Nabadoon Sahal Cige oo baaq Nabadeed ka diray dhacdo dhawaan ka dhacday Gobolka Sanaag.
Shiine Abdi Ahmed

Address

Wadajir
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland State TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland State TV:

Share