07/04/2026
Munasabadii xil wareejinta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Puntland taas oo ka dhacday xarunta guddiga shaqaalaha rayidka ah xilkana uu kula wareegay guddoomiyaha cusub ee guddiga shaqaalaha rayidka ah ee DPL mudane Cabdirisaaq Axmed Maxamed.