Puntland ICT Authority

Puntland ICT Authority Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland ICT Authority, Government Official, Garowe.

Puntland ICT Authority (PICTA)
Official government authority established by Presidential Decree to lead Puntland's digital transformation through ICT policies, standards, innovation, cybersecurity, and e-government services.

Farriinta Wacyigelinta Dhijitaalka..Hay’adda ICT-ga Puntland waxay xusuusinaysaa dhammaan dhalinyarada isticmaasha aalad...
23/07/2026

Farriinta Wacyigelinta Dhijitaalka..

Hay’adda ICT-ga Puntland waxay xusuusinaysaa dhammaan dhalinyarada isticmaasha aaladaha iyo adeegyada dhijitaalka ah inay ka taxadaraan dhaq-dhaqaaqyadooda internet-ku si ay uga feejignaadaan samaynta daban ee raadkooda dhijitaal ah (Digital Footprint), taas oo saameyn ku yeelan karta mustaqbalkooda, fursadaha shaqo, iyo sumcaddooda xirfadeed.

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhalinyarada inay si masuuliyad, ixtiraam, iyo masuuliyad leh u isticmaalaan baraha bulshada.

Ka fikir ka hor intaadan wax soo dhigin degankaaga, ilaali xogtaada gaarka ah, xaqiiji xogta ka hor intaadan faafin, una isticmaal tiknoolajiyadda sidii aalad waxbarasho, hal-abuur, iyo horumar shaqsiyeed.

Noqo qof feejigan.
Noqo qof masuul ah.
Wanaaji raadkaaga dhijitaalka
Puntland ICT Authority

Ilaali Xogtaada, Ilaali Asturnaantaada
13/07/2026

Ilaali Xogtaada, Ilaali Asturnaantaada

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland ICT Authority posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland ICT Authority:

Shortcuts

Share