29/03/2025
Eid Mubarak
Taliyaha Ladagalanka Arga-gixisada Dowlada Puntland
S/Gaas MUXIYADIIN AHMED AW-MUUSE Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Umada Soomaliyeed Maalinka Bariya Oo Aytahay Maalinta Ciidul Fidriga
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan umadda Reer Puntland meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.
Ciid Mubaarak