Hon Sharmake Saleban

Hon Sharmake Saleban halkani was barta Rasmiga ah ee Mudane sharmaake saleebaan qaylaweyne.

06/03/2025

Dawladda Somaalia Oo go,aamo soo saartay.

1:Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday in xeyndaabka Garoonka Muqdisho, hub lala galo gabi ahaanba, xili ay Safiirada Reer Galbeedka maalin kahor badankood kabaxeen Muqdisho, ayna gaareen Kenya

2:in dawladdu duqeymo hawada ah ku qaadayso goobaha ay gobalka Shabeelaha Dhexe, kasoo galeen kooxaha Argaixiso, dadweynaha ayuu ugu baaqay in ay ka durkaan.

11/10/2024
Taliyaha xasilinta Gobolka Cayn G/sare Jaamac Maxamed Deer (Jaamac Faray) Ayaa.madaxwsyne kuxigeenka Ssc-Khaatumo Udalac...
11/10/2024

Taliyaha xasilinta Gobolka Cayn G/sare Jaamac Maxamed Deer (Jaamac Faray) Ayaa.madaxwsyne kuxigeenka Ssc-Khaatumo Udalacasiiyay G/sare
Wuxuuna kumutaysatya Shaqo Wanaag Iyo Fir Fircooni
hanbalayo G/sare Jaamac Faray.

Address

Xaaji Ali
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Sharmake Saleban posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon Sharmake Saleban:

Share