Maxkamada D/1 Deg. Garowe Gobolka Nugaal

Maxkamada D/1 Deg. Garowe Gobolka Nugaal ولا يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَىٰ أَلَّا تَعْدِلُوا ۚ
And don't let de hatred of a ppl...

Maxkamadda Darajada 1aad ee Degmada Garowe ayaa soo saartay warqad ku saabsan ujeeddada cusboonaysiinta iib dhul banaan ...
14/08/2026

Maxkamadda Darajada 1aad ee Degmada Garowe ayaa soo saartay warqad ku saabsan ujeeddada cusboonaysiinta iib dhul banaan oo naadad lagu galay, iyadoo dhulka cabbirkiisu yahay 216.5m × 453m, qiimaha naadadaduna yahay $41,000. Dhageysiga dacwaddan waxaa loo asteeyay 14/08/2026.

Maxkamadda Darajada 1aad ee Degmada Garowe ayaa soo saartay warqad ku saabsan ujeeddada cusboonaysiinta iib dhul banaan ...
14/08/2026

Maxkamadda Darajada 1aad ee Degmada Garowe ayaa soo saartay warqad ku saabsan ujeeddada cusboonaysiinta iib dhul banaan oo naadad lagu galay, iyadoo dhulka cabbirkiisu yahay 30m × 30m, qiimaha naadadaduna yahay $14,000. Dhageysiga dacwaddan waxaa loo asteeyay 14/08/2026.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal. Abdikarin Mohamed Nur Garwayne ayaa munaasabadda Ciidul Adxa...
26/05/2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal. Abdikarin Mohamed Nur Garwayne ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Degmada Garoowe.

Guddoomiyaha ayaa shaqaalaha ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, isaga oo Alle uga baryey inuu ciidda ku gaarsiiyo bashbash, barwaaqo iyo caafimaad.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal

Maxkamadda Garoowe waxay shaacisay iib dhul banaan (30×30m) oo qiimihiisu yahay $14,000; naadadu waxay dhici doontaa 05/...
04/05/2026

Maxkamadda Garoowe waxay shaacisay iib dhul banaan (30×30m) oo qiimihiisu yahay $14,000; naadadu waxay dhici doontaa 05/05/2026,

Maxkamadda Garoowe waxay iibinaysaa dhul banaan oo qiimihiisu yahay $41,000; naadadu waxay dhici doontaa 05/05/2026,
04/05/2026

Maxkamadda Garoowe waxay iibinaysaa dhul banaan oo qiimihiisu yahay $41,000; naadadu waxay dhici doontaa 05/05/2026,

OGAYSISMaxkamadda 1aad ee Garoowe waxay wargelinaysaa Muxiyadiin Yuusuf Xirsi (Sheekh-Doon) in ay ka socoto dacwad madan...
29/11/2025

OGAYSIS

Maxkamadda 1aad ee Garoowe waxay wargelinaysaa Muxiyadiin Yuusuf Xirsi (Sheekh-Doon) in ay ka socoto dacwad madani ah oo ay gudbisay Shirkadda SomGas.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada D/1 Deg. Garowe Gobolka Nugaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share