Office of the Auditor General Puntland

Office of the Auditor General Puntland This is the Official page of the Office of the Auditor General of Puntland ~ We promote Public Transparency & Accountability.

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐–๐‘๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ waxa uu hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaa...
27/05/2026

๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐–๐‘๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ waxa uu hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Munaasabaddan qiimaha badan leh waxay xambaarsan tahay macnayaal qoto dheer oo ku saabsan iimaanka, addeecidda Eebbe (๐’๐–๐“), samafalka, isu naxariisashada iyo xoojinta xiriirka bulshada. Ciidul Adxaa waa xilli lagu xasuusto qisadii suubbane Nabi Ibraahim (๐‚๐’) iyo u hoggaansanaantiisii amarka Alle, taas oo astaan u ah daacadnimo, dulqaad iyo tawakkul.

Sidoo kale, ciiddu waa maalin farxad, walaaltinimo iyo isu soo dhowaansho bulshada dhexdeeda ah, iyadoo muslimiintu ay muujiyaan isku duubni, is-caawin iyo daryeelka dadka nugul.

Ugu dambayn, waxaan shacabka Soomaaliyeed u rajaynaynaa in ay ciidan ciiddeeda kale ku gaaraan farxad, caafimaad, nabadgelyo iyo midnimo. Ilaahay hana ka yeelo munaasabaddan mid kheyr iyo barako ku soo kordhisa ummadda Islaamka.

๐„๐ˆ๐ƒ๐”๐‹ ๐€๐ƒ๐‡๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š!

05/05/2026

Hanti-dhawraha guud ee DPL ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข oo la hadlay warbaahinta DPL ayaa ka warbixiyey shaqada xafiiska iyo waxyaabaha uqabsoomay 2 sano oo xafiiska uu joogo.

Hanti-dhowraha ayaa dhanka kale ka hadlay nadaamka ilaalinta hantida Dawladda, isla xisaabtanka, kor joogteynta Hay'adaha Dawladda iyo sida shaqada xafiiska ay bulshada ula soconkaraan.

-๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‡๐š๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐š๐ฐ๐ซ๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐๐‹-

01/05/2026

๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น-๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ: Guddoomiyaha Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข, munaasabadda Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May.

๐†๐€๐‘๐Ž๐Ž๐–๐„-๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฐ๐ž๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š/๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐ฐ๐ž๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š (๐๐ž๐ซ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ...
14/04/2026

๐†๐€๐‘๐Ž๐Ž๐–๐„-๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฐ๐ž๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š/๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐ฐ๐ž๐ฃ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š (๐๐ž๐ซ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ง๐œ๐ž ๐€๐ฎ๐๐ข๐ญ) ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ๐ž.

Guddoomiyaha Xafiiska Hantidhawrka Guud, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข, ayaa ka qeybgalay shirka furitaanka Baarista Waxqabadka (Performance Audit) ee Mashruuca Biyoole โ€“ Daraasadda labaad (Main Study), kaas oo lagu qabtay hoolka Wasaaradda Qorshaynta Puntland. Shirka waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, iyo kooxaha mashruuca iyo baarista.

Guddoomiyaha Hantidhawrka Guud ayaa madasha ka iftiimiyey muhiimadda iyo ujeeddooyinka baarista waxqabadka, isagoo carrabka ku adkeeyey in la hubin doono waxtarka iyo saamaynta mashaariicda laga fuliyo Puntland.

Kooxda baarista ayaa soo bandhigtay qorshaha daraasadda labaad, iyagoo xusay in baarista la soo gabagabeyn doono bisha June, lana soo saari doono warbixin tayo leh oo ka turjumaysa natiijooyin dhab ah.

Ugu dambayn, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta ayaa soo xiray shirka, isagoo soo dhoweeyey baarista, isla markaana xaqiijiyey in wasaaraddu diyaar u tahay fududeynta howlaha baarista. Wuxuu sidoo kale ku dhiirrigeliyey dhammaan dhinacyada inay si wadajir ah uga shaqeeyaan dhammaystirka baarista mashruuca.

07/04/2026

๐‡๐š๐๐š๐ฅ-๐‰๐ž๐ž๐๐ข๐ง:Hanti-dhowraha Guud ee Dowladda Puntland Munaasabadda Xil-wareejinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL

๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐๐„๐˜๐-๐†๐€๐‹๐€๐˜ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž ๐Š๐€๐‹๐€ ๐ƒ๐”๐–๐€๐Hantidhowraha Guud ee Dowl...
07/04/2026

๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐๐„๐˜๐-๐†๐€๐‹๐€๐˜ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž ๐Š๐€๐‹๐€ ๐ƒ๐”๐–๐€๐

Hantidhowraha Guud ee Dowladda Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ayaa maanta oo tarariikhdo tahay 07 Abriil 2026 goobjoog ka ahaa munaasabado xil-wareejin oo ka kala dhacay Wasaarado dhowr ah oo ka tirsan Dowladda Puntland, kuwaas oo si rasmi ah xilalka ugula kala wareegayeen masuuliyiintii h**e iyo kuwa cusub.

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐ž๐ž๐ง ๐ฑ๐ข๐ฅ-๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:
โ€ข Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda
โ€ข Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
โ€ข Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Munaasabadaha xil-wareejinta ayaa u qabsoomay si waafaqsan hab-raacyada dowladeed, iyadoo masuuliyiinta cusub ay si rasmi ah xilalka ula wareegeen, halka masuuliyiintii h**e ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan waxqabadkoodii muddadii ay xilka hayeen.

Masuuliyiinta cusub ayaa dhankooda muujiyey sida ay uga goโ€™an tahay sii wadidda iyo xoojinta horumarka hayโ€™adaha ay hoggaaminayaan, iyagoo ka duulaya qorshayaasha horumarineed ee Dowladda Puntland.

Munaasabadahaasi waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa guddiyada xil-wareejinta, agaasimayaal guud, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Puntland.

07/04/2026

๐‡๐š๐๐š๐ฅ ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ง๐ญ๐š-Hantidhowraha Guud ee Dowladda Puntland ee munaasabadda xil-wareejinta masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

07/04/2026

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ-Cismaan Maxamuud Cali, Hanti-dhowraha Guud ee Dowladda Puntland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Xil-wareejinta.

๐Ÿ“ Garoowe-๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐†๐Ž๐Ž๐-๐‰๐Ž๐Ž๐† ๐Š๐€ ๐€๐‡๐€๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž ๐Š๐€ ๐“๐ˆ๐‘๐’๐€๐ ๐ƒ๐๐‹Guddoomiy...
06/04/2026

๐Ÿ“ Garoowe-๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐†๐Ž๐Ž๐-๐‰๐Ž๐Ž๐† ๐Š๐€ ๐€๐‡๐€๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž ๐Š๐€ ๐“๐ˆ๐‘๐’๐€๐ ๐ƒ๐๐‹

Guddoomiyaha Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ˆ๐’๐Œ๐€๐€๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข (๐๐š๐ซ๐จ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฒ) ayaa maanta goob-joog ka ahaa munaasabado xil-wareejin oo si habsami leh uga kala qabsoomay wasaarado dhowr ah oo ka tirsan Dowladda Puntland, ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐˜†๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป:
โ€ข Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Daaqa DPL
โ€ข Wasaaradda Maaliyadda DPL
โ€ข Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska DPL
โ€ข Wasaaradda Caafimaadka DPL

Munaasabadahan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu muujiyay hannaanka dowladnimo ee ku dhisan kala dambeyn, isla-xisaabtan iyo u hoggaansanaanta habraacyada rasmiga ah ee xil-wareejinta.

Masuuliyiintii h**e ee wasaaradaha ayaa soo bandhigay warbixinno la xiriira waxqabadkii ay gaareen muddadii ay xilalka hayeen, halka masuuliyiinta cusub ee xilalka la wareegayna ay ballanqaadeen in ay sii xoojin doonaan horumarinta adeegyada ay wasaaradahoodu u hayaan bulshada, iyagoo diiradda saaraya tayeynta shaqada iyo dardargelinta qorshayaasha horumarineed.

Sidoo kale, munaasabadaha xil-wareejinta waxaa goob-joog ka ahaa guddiyaka xil-wareejinta oo uu Hantidhawraha Guddominayey , xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka, agaasimayaal, saraakiil kala duwan iyo marti sharaf kale, kuwaas oo dhammaantood muujiyay muhiimadda ay leedahay joogtaynta nidaamka dowladeed iyo wada shaqeynta hayโ€™adaha.

Xafiiska Hanti-dhowrka Guud wuxuu sii wadi doonaa doorkiisa kormeer iyo hubin si loo xaqiijiyo in hantida iyo howlaha dowladdu u socdaan si waafaqsan shuruucda iyo hufnaanta maamul.

-๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐–๐‘๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐๐‹-

๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐€๐˜๐€๐€ ๐†๐Ž๐Ž๐๐‰๐Ž๐Ž๐† ๐Š๐€ ๐€๐‡๐€๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐ƒ๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž ๐Ÿ“ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐ŸŽ๐Ÿ“ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€”Gudd...
05/04/2026

๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐€๐˜๐€๐€ ๐†๐Ž๐Ž๐๐‰๐Ž๐Ž๐† ๐Š๐€ ๐€๐‡๐€๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐’๐€๐๐€๐ƒ๐Ž ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐‚๐ƒ๐€๐˜ ๐–๐€๐’๐€๐€๐‘๐€๐ƒ๐Ž

๐Ÿ“ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐ŸŽ๐Ÿ“ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โ€”Guddoomiyaha Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Dowladda Puntland, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabado rasmi ah oo xil-wareejin ah oo ka kala dhacay dhowr wasaaradood oo ka tirsan Dowladda Puntland.

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ถ๐—น-๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ถ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต:
โ€ข Wasaaradda Deegaanka,Daaqa iyo isbedelka cimilada Dowladda Puntland.
โ€ข Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.
โ€ข Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dowladda Puntland.
โ€ข Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland.
โ€ข Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland.

Munaasabadaha xil-wareejinta ayaa u qabsoomay si waafaqsan hab-raacyada dowladeed, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen xubnaha guddiyada xil-wareejinta, masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo shaqaalaha wasaaradaha, isla markaana si rasmi ah xilalka ula kala wareegeen masuuliyiintii h**e iyo kuwa cusub.
Ka qeybgalka Hanti-dhowraha Guud ee munaasabadahan ayaa muujinaya doorka muhiimka ah ee Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ku leeyahay ilaalinta hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo habsami u socodka maamulka maaliyadeed ee hayโ€™adaha dowladda, gaar ahaan marxaladaha kala-guurka ee xilalka.

-๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐‡๐€๐๐“๐ˆ๐ƒ๐‡๐€๐–๐‘๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐๐‹-

๐Ÿ“ Garoowe, 4 April 2026๐‡๐€๐๐“๐ˆ-๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐๐„๐˜๐-๐†๐€๐‹๐€๐˜ ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐—๐“๐Ž๐Ž๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒHanti-dhowraha ...
04/04/2026

๐Ÿ“ Garoowe, 4 April 2026

๐‡๐€๐๐“๐ˆ-๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐€๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐Ž๐Ž ๐Š๐€ ๐๐„๐˜๐-๐†๐€๐‹๐€๐˜ ๐—๐ˆ๐‹-๐–๐€๐‘๐„๐„๐‰๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐ƒ๐€๐—๐“๐Ž๐Ž๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐ƒ๐Ž๐–๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ

Hanti-dhowraha Guud ee Dowladda Puntland, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—–๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜†), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda xil-wareejinta Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland iyo soo dhoweynta Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Qurbojoogta iyo Dib-u-dejinta.

Munaasabaddan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada, isla markaana uu goob-joog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ๐—›.๐—˜ ๐—œ๐—น๐˜†๐—ฎ๐˜€ ๐—ข๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐—Ÿ๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฟ , ayaa lagu wareejiyay xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, iyadoo sidoo kalena lagu soo dhoweeyay Wasiiru Dowlaha cusub ee Qurbojoogta iyo Dib-u-dejinta.

-๐—๐€๐…๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐‡๐€๐๐“๐ˆ-๐ƒ๐‡๐Ž๐–๐‘๐Š๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐„๐„ ๐ƒ๐๐‹-

Address

Garowe

Telephone

+252906118143

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Office of the Auditor General Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Office of the Auditor General Puntland:

Share