04/03/2023
Garawe 5/mar/2023 Gudomiyaha Xaafada Halgan Garawe mrs wiilo Mohamed warsame ayaa iska diwan galisay xafada Halgan Garawe
Gudomiyaha xaafada Mrs wiilo ayaa dadka xafada Halgan ku boorisay ka qayb qadashada hananka dimuqradiyada ee puntlnd laga yaglelay dadka dagan xafadan halgan ayaa si qoto dheer u fahansan hanankan iyo fa idada bulshada aw u leyahay taasi oo ku timi wacyi galinta jogtada ahayd ee Guddiga xaafada ay siiyeen bulshada xafada Halgan Garawe
Xafiiska warfafinta wacyigalinta bulshada xaafada halgan ee dagmada Garawe