Geedi Caano Leh

Geedi Caano Leh Geedi Caano Leh waa halk ku dhig caan ku ah Qof iyo Cod

Geedi caano leh, Gudiga TEPIC ee doorashooyinka puntland ayaa isdiiwaan gelinta wajiga laabaad  shaaciyey in laga bilaab...
25/01/2023

Geedi caano leh,
Gudiga TEPIC ee doorashooyinka puntland ayaa isdiiwaan gelinta wajiga laabaad shaaciyey in laga bilaabi doono, gobolka nugaal, gobolka hayland, iyo gobolka sanaag,
Taariikhdu markay thy 01/02/2024,

Guul geedi caana leh

allahu akbar soo qor  waa jimcee
10/11/2022

allahu akbar soo qor waa jimcee

MADAXWEYNAHA OO FURAY KALFADHIGA 51-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND.Garoowe: 25 October 2022: Madaxweynaha Do...
25/10/2022

MADAXWEYNAHA OO FURAY KALFADHIGA 51-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND.

Garoowe: 25 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigaanka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga ah ee furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka uga hadlay, Shaqooyinka Dowladda Puntland u qabsoomay intii u dhexeysay labada Kalfadhi iyo qorsheyaasha hortebinta u leh Dowladda.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Goleyaasha Dowladda, Saraakiil Madaxtooyo, Guddoomiyaha Gobolka iyo Kan Degmada Garoowe, Ururada Bulshada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

DHAMMAAD

GEEDI CAANO LEH

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedi Caano Leh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share