Ministry Of Humanitarian Affairs and Disaster Managment Puntland

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Ministry Of Humanitarian Affairs and Disaster Managment Puntland

Ministry Of Humanitarian Affairs and Disaster Managment Puntland MOHADM PL STATE

GAROOWE :-9 MAY 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Yus...
09/05/2026

GAROOWE :-9 MAY 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haji-Green, oo ay weheliso Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Riyaad Axmed Cali, iyo hawl-wadeennada Wasaaradda, ayaa kulan la qaatay Hay’adda FOA.

Ujeedada kulankan ayaa ahayd in hay’addu kusoo bandhigto mashaariicda ay ka waddo Puntland ee la xiriira gargaarka bani’aadannimo, maaraynta musiibooyinka iyo xoojinta adkeysiga bulshada.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay xoojinta wada-shaqaynta, dardargelinta hawlaha socda iyo is-weydaarsiga xogaha muhiimka ah, si kor loogu qaado adeegyada bulshada loona gaaro dadka u baahan taageerada bani’aadannimo.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE :-5 May 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Iyo Mareynta Masiiboyinka Puntland Abdinasir Yusuf Haji-Green ayaa ...
05/05/2026

GAROOWE :-5 May 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Iyo Mareynta Masiiboyinka Puntland Abdinasir Yusuf Haji-Green ayaa Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor Madaxtooyada Kala qayb galay qaabilaadda wefdi sare oo ka socda hoggaanka Hay'adda Cuntada Adduunka World Food Programme (WFP),

Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasime Ku-xigeenka Fulinta ee WFP, Mudane Matthew Hollingworth, waxaana sidoo kale ka mid ahaa Madaxa WFP ee Bariga iyo Koonfurta Afrika, Madaxa Hay’adda ee Soomaaliya, iyo masuuliyiin kale.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE :-4,May, 2026:-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Waxyeellada Masiibooyinka Puntland, Abdinasir Yusuf H...
04/05/2026

GAROOWE :-4,May, 2026:-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Waxyeellada Masiibooyinka Puntland, Abdinasir Yusuf Haji-Green, oo u weheliyo Agaasimaha Guud Mudane Axmed Naxar Saciid Awnuur iyo hawlwadeennada Wasaaradda, ayaa kulan muhiim ah la qaatay, hay’adda Kaalo Aid and Development.

Kulanka ayaa Hay'adda Kaalo kusoo bandhigtay mashaariicda gargaarka ee ay wadaan iyo kuwa dhawaan dhamaaday iyadoo sidoo kale lagu soo Bandhigay caqabadaha jira iyo xalintooda.

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda wadashaqeyn joogto ah si loo gaaro natiijooyin wax ku ool ah oo ka turjumaya baahiyaha bulshada, iyadoo ay weli socdaan kulamo iyo xog-wareysiyo wasaaraddu la yeelanayso hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Puntland.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE: 1- MAY 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka PuntlandAbdinasir Yusuf Haji-Green ayaa...
01/05/2026

GAROOWE: 1- MAY 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka PuntlandAbdinasir Yusuf Haji-Green ayaa munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed, hambalyo iyo bogaadin u diraya dhammaan shaqaalaha Puntland, gaar ahaan hawl-wadeennada madaalayaasha ah ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Puntland.

1-da May waa fursad lagu xuso kaalinta muhiimka ah ee shaqaaluhu u leeyihiin bulshada, gaar ahaan dhanka adeegga iyo wax-soo-saarka.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE :-29 APRIL 2026:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dawladda Puntland, Hon Riya...
29/04/2026

GAROOWE :-29 APRIL 2026:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dawladda Puntland, Hon Riyaad Ahmed Ali, ayaa Shir Gudoomisay shirka billaha ah ee Sugnaanta Cuntada (Food Security Cluster).

Wasiir ku-xigeenku waxa ay ku boorisay hay’adaha samafalka in la xoojiyo gurmadka iyo bixinta gargaarka bani’aadannimo, gaar ahaan meelaha ay sida weyn u saameeyeen abaarta iyo barakacu.

Shirkan waxaa ka soo qayb galay hay’adaha kala duwan ee ka shaqeeya mashaariicda sugnaanta cunada waxaana si qoto dheer loogu falanqeeyey xaaladda abaarta iyo saameynta ay ku yeesheen sugnaanta cuntada iyo nolol-maalmoodka bulshada.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE :-29 APRIL 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dawladda Puntland, Abdinasir Yusuf H...
29/04/2026

GAROOWE :-29 APRIL 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dawladda Puntland, Abdinasir Yusuf Haji-Green, oo ay weheliyaan hawl-wadeennada wasaaradda, ayaa maanta dhageystay warbixinno la xiriira hawlaha iyo mashaariicda gargaarka ee ay ka fuliso Puntland hay’adda TASS NGO. Wasaaraddu weli waxay waddaa kulamada ay la yeelanayso hay’adaha ka hawlgala Puntland, si looga ogaado dadaallada socda iyo kuwa qorshaysan.

Kulammadan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta shaqada, ururinta xogaha muhiimka ah, iyo xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta u dhexeeya dowladda iyo hay’adaha samafalka, si loo horumariyo mashaariicda iyo adeegyada bulshada guud ahaan Puntland.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE:- 28- APRIL 2026: Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haj...
28/04/2026

GAROOWE:- 28- APRIL 2026: Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haji-Green, ayaa furay shirka saddex-biloodle ee mashruuca Relief/Gargaaridda Dadka Nugul ee ay waddo World Food Programme, ayna fuliyaan World Vision International, ASAL iyo ADEC.

Shirka waxaa ka qayb ka ahaa Wasiir Ku-Xigeenka, Riyaad Ahmed Ali, Agaasimaha Guud Mudane Ahmed Naxar Siciid Aw-nuur iyo hawl-wadeennada Wasaaradda.

Ujeeddadu waxay ahayd dib-u-eegista waxqabadkii saddexdii bilood ee la soo dhaafay, falanqaynta guulaha, caqabadaha iyo horumarinta mashruuca. Waxaa sidoo kale la adkeeyay muhiimadda joogtaynta shirarka, kormeerka iyo qiimeynta si adeegyada si hufan loogu gaarsiiyo dadka nugul.

Wasaaradda Gargaarka Puntland waxay sii wadaysaa xoojinta iskaashiga hay’adaha samafalka iyo gaarsiinta adeegyo wax ku ool ah.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE:- 27 April 2026: Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Y...
27/04/2026

GAROOWE:- 27 April 2026: Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haji-Green, oo ay weheliso Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Riyaad Axmed Cali, iyo hawl-wadeennada Wasaaradda, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid hay’adaha ka hawl gala Puntland gaar ahaan Islamic Relief iyo CARE International.

Ujeedada kulankaan ayaa ahayd in Hay'aduhu kusoo bandhigaan mashaariicda ay wadaan ee la xiriirara Gargaarka, maaraynta musiibooyinka iyo adkeysiga bulshada .

Kulankan ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay xoojinta wada-shaqaynta, dardargelinta hawlaha socda, iyo is-weydaarsiga xogaha muhiimka ah, si kor loogu qaado adeegyada bulshada loona gaaro dadka baahan.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ π–π€π‘π…π€π€π…πˆππ“π€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

26/04/2026

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Waxyeellada Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haji-Green, ayaa ka warbixiyey kulan muhiim ah oo ay la yeesheen saraakiil ka socday ECHO oo ah qaybta gargaarka bini’aadannimo iyo xaaladaha degdegga ah ee Midowga Yurub, Swiss Agency for Development and Cooperation (SDC) oo ah hay’adda dowladda Switzerland u qaabilsan horumarinta, gargaarka iyo iskaashiga, iyo hay’adda Save the Children.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

β€”β€”β€”β€”β€”β€”-πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒβ€”-
π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐄𝐄 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

GAROOWE: 26-APRIL 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta  Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir ...
26/04/2026

GAROOWE: 26-APRIL 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Puntland, Mudane Abdinasir Yusuf Haji-Green, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Riyaad Axmed Cali iyo Agaasimaha Guud Mudane Axmed Naxar Saciid Awnuur, ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socday ECHO, oo ah qaybta arrimaha degdegga ah iyo gargaarka bini’aadannimo u qaabilsan Midowga Yurub, Swiss Agency for Development and Cooperation (SDC), oo ah hay’adda dowladda Switzerland u qaabilsan horumarinta, Gargaarka iyo iskaashiga, iyo hay’adda Save the Children.

Wasaaradda Gargaarka ayaa la wadaagtay xaaladda abaaraha ka jira dhulka Puntland iyo saamaynta ay ku yeesheen nolosha dadka iyo xoolaha, iyadoo wasaaraddu soo bandhigtay macluumaad dhamaystiran iyo xaaladaha mudnaanta leh ee u baahan in si degdeg ah looga jawaabo.

Link Official X/ TWITTER
https://x.com/plhumanitarian?s=21

Link Official TIKTOK:
https://www.tiktok.com/

πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

π—π€π…πˆπˆπ’πŠπ€ 𝐖𝐀𝐒𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐃𝐀 π†π€π‘π†π€π€π‘πŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ€π€π‘π„π˜ππ“π€ πŒπ€π’πˆπˆππŽπŽπ˜πˆππŠπ€ 𝐄𝐄 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃.

25/04/2026

π†π€π‘πŽπŽπ–π„ : 25-π€ππ‘πˆπ‹ 2026:- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Waxyeellada Masiibooyinka Dawladda Puntland, Mudane Cabdinaasir Yuusuf Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Riyaad Axmed Cali, Wasiir Dawlaha Wasaaradda Gargaarka Axmed Bashiir Muuse iyo Agaasimaha Guud Mudane Axmed Naxar Saciid Aw-nuur, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxda Hay’adaha kala ah Save the Children iyo Oxfarm Puntland.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ministry Of Humanitarian Affairs and Disaster Managment Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share