23/12/2021
Macmiil Ku soo dhowoow shirkada farsamada cilad bixinta iyo galinta korontada iyo tuubooyink ee xarunteeda Garoowe.
Shirkadu waxay kuu haysaa adeegyada ay Ka midyihiin:
1.Cilad bixinta qalabka korontada
2.Koronta galinta guryaha iyo goobaha shaqada
2.Galinta iyo ciladbixinta tuubooyinka biyaha
Shirkadu waxay kugu soo dhowaynaysaa gacma furan, qiima jaban iyo waqtigeeda oo laguugu adeego shaqaale xirfad Sare leg
FG: Shirkadu waxay Ku taalaa magaalada Garowe wixii faahfahin dheeri ah kala xiriir: 7467624 ama 5535230
shaqo waqtigeeda laguugu qabto iyo adeeg hufan ugu imow -Garowe