Abdirashid Mohamed

Abdirashid Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirashid Mohamed, Government Official, Garoowe.

31/08/2025
29/04/2025

Guudomiyaha Dagmada Garowe Hon Abdulkadir Geedi oo Xaliyey Cabashadii Hooyoyinka suuqa inji ku Ganacsada

NEWS :  “A NEW RECORD” The total number of worshipers and   performers in Masjid   reached more than 3.4 Million on the ...
27/03/2025

NEWS : “A NEW RECORD”

The total number of worshipers and performers in Masjid reached more than 3.4 Million on the 27th night of .

28/02/2025
  Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo howlgallo ka waddo deegaanka Dasaan ee degmada Qandala, ayaa ka helay Tog u dho...
27/02/2025

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo howlgallo ka waddo deegaanka Dasaan ee degmada Qandala, ayaa ka helay Tog u dhow deegaanka Dhasaan 2 Mooto oo ay furayaashii kala baxeen iyo fuustooyin shidaal ah, kuwaas oo ay isaga carareen argagixisada Daacish.

👉 https://t.me/radiopuntland

Dhasaan : Sawirada, ku dhowaad 2000 oo gantaal oo ay ciidanku ka heleen meel u dhow Dhasaan, sidoo kale waxay Ciidanku H...
27/02/2025

Dhasaan : Sawirada, ku dhowaad 2000 oo gantaal oo ay ciidanku ka heleen meel u dhow Dhasaan, sidoo kale waxay Ciidanku Heleen qayb ka mid ah Warshadii ay ku sameysteen Argagixisada Daacish.

Dul-darayle: 27 February 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland,  waa geesiyaal aan meelna celin, ...
27/02/2025

Dul-darayle: 27 February 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, waa geesiyaal aan meelna celin, waxay hawlgalka ay ka wadaan deegaannada u dhow Xabley iyo aaga Dul-dareyle saaka amrkale ku galeen Awr, si ay u gaaraan dhulka aan gaarigu gelin. Waxay ugaarsanayaan firxadka Argagixisada Daacish.

Dadka deegaanka ee Awrta ku wareejiyay Ciidanka waan ku boggaadinaynaa doorkooda iyo wada shaqeyntooda, firxadka iyo qofkii ay kashakiyaana ha lasoo wadaagaan laamaha amni ama ciidanka ugu dhow.

SAWIRRO:- Guutada 3-aad ee ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta hawl-gallo sahan ah ka samaysay inta udhaxaysa togga Cu...
26/02/2025

SAWIRRO:- Guutada 3-aad ee ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta hawl-gallo sahan ah ka samaysay inta udhaxaysa togga Curaar, Sheebaab iyo Miiraale.

Ciidammada Difaaca Puntland ee ku hawlan soo afjaridda kooxaha khawaariijta Daacish ayaa sahannadan intay samaynayeen waxay ku gaareen godad ay ku dhuumaalaysan jireen kooxaha naflacaariga ah kuwaa oo isaga cararay kahor inta aysan ciidamadu soogaarin.

Goobaha ciidanku ay baarista ka sameeyeen ayaa loogu tagay baagag biyo ugu jireen waxyaabaha ay qaraxyada ka sameeyaan iyo raadad kale, sidookale waxay ciidanku gaareen meelo ay kooxahani tababarka ku qaadan jireen.

Midkamida godadka ay kooxahani kaga dhuumaalaysan jireen oo miraale duleedkiisa ah ayaa sidookale laga helay agab ciidan oo muhiim ah isla markaasna kooxahani ka carareen.

Dhacdooyinka cajiibka ah waxaa kamida in kooxaha khawaariijtu ay dhulka hoostiisa ku aasteen agabyo muhiim ahaa kuwaa oo ciidanku dhammaantood gacanta kudhigeen.

👉 https://t.me/radiopuntland

Suhuur Carey, h**ey u soco. ❤️
23/02/2025

Suhuur Carey,

h**ey u soco. ❤️

Garoowe: 02 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay S...
02/12/2024

Garoowe: 02 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha deegaanka ee Puntland kaasi oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, isla markaana socon doona muddo labo maalmood ah.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland, ayaa furitaankii Shirka kusoo bandhigtay warbixino maqal, muuqaal iyo qoraal isugu jira oo ku saabsan xaaladda deegaanka ee Puntland iyo dadaalka aan kala joogsiga laheyn ee ay wado Wasaaradda Deegaanka si loo illaaliyo daaqa iyo duunyada.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland wuxuu la wadaagay Shirka in Dowladu ahmiyad gaar ah siinayso deegaanka, maadaama ay nolosha bani’aadamku ku tiirsantahay, wuxuu muujiyey in deegaanka oo la illaaliyo ay meel sarre uga jirto siyaasadda Dowladda iyo Qorshaha horumarinta Puntland.

Shirweynaha Deegaanka Puntland oo marka uu soo dhammaado laga soo saari doono War-qoraal ah, waxaa ka qeybgalay Madaxweynihii h**e ee Dowladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole, Goleyaasha Dowladda Puntland, Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Puntland, laamaha amniga, Aqoonyahano rag iyo dumar isugu jira oo ka kala yimi dalka iyo dibadaba, dadka ka shaqeeya arrimaha deegaanka, Hay’addaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland iyo marti sharaf kale .

- DHAMMAAD-

-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND -

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashid Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirashid Mohamed:

Share