Ahmed Jowle

Ahmed Jowle Boga Rasmiga Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maliyadda Puntland

Bismilahi,Waxaan salaamayaa dhamaan Ummadda Somaliyeed, gaar ahaan inta muuqayga ama maqal ahaan igu taqaan.Bacda salaan...
25/06/2023

Bismilahi,

Waxaan salaamayaa dhamaan Ummadda Somaliyeed, gaar ahaan inta muuqayga ama maqal ahaan igu taqaan.

Bacda salaan, Xilku waa meerto, Isbadalkuna waa sunne, Dawladnimadduna waa qori isu dhiib.

Waxaan Mahad balaaran u soo jeedinayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Md Siciid Cabdullahi Dani oo fursad ii siiyay in aan u adeego Bulshadayda, waliba ii Magacaabay Wasarad aan shaqo ahaan iyo Khibrad ahaanba u leeyahay 16 sano oo aan is leeyahay waxaan ku biirin karaa aqoontayda iyo Khibradayda aan u leeyahay Maamulka, Maaliyadda iyo Xisaabaadka Dawladda.

Waxaan Ummadda Reer Puntland ka codsanayaa in ay igu garab istaagaan Xilkaas balaaran ee lay igmaday oo runtii ah Masuuliyadda uu diiday Dhulka iyo Cirkuba laakin Aadamuhu xambaaray.

WAXAAN SI GAAR AH UGA CODSANAYAA INTA I TAAGEERSAN IYO KUWA AAN I TAGEERSANAYN IN AY GARAB ISTAAG TALO IYO TUSAALEBA IGU BIIRIYAAN.

ALLAAH WAXAAN WAYDIISANAYAA IN UU XILKAAS IGU ASTURO OO AAN SI HUFAN U GUTO.

GUUL IYO GOBONIMO.

15/01/2022
Kuma qanacsanin warka ka soo yeeray Isimka, wuxuu baalmarsan yahay Habracyadii Doorashada 3-9 january 2022, qodobkiisa 1...
15/01/2022

Kuma qanacsanin warka ka soo yeeray Isimka, wuxuu baalmarsan yahay Habracyadii Doorashada 3-9 january 2022, qodobkiisa 13aad.

Guusheenii wax yar ayaa ka harsan insha alaah, waxaan sugnaa waa ku dhawaaqista Kursiga Nugaaleed🙏.
20/11/2021

Guusheenii wax yar ayaa ka harsan insha alaah, waxaan sugnaa waa ku dhawaaqista Kursiga Nugaaleed🙏.

Waxaan aad ugu mahadcelinyaa dhamaan dadkaygii aan ka dhashay ee sida muga iyo Miisaanka leh iigu soo dhaweeyay Deegaana...
15/10/2021

Waxaan aad ugu mahadcelinyaa dhamaan dadkaygii aan ka dhashay ee sida muga iyo Miisaanka leh iigu soo dhaweeyay Deegaanada Xamxamaa, Cambare, Af togweyne, Gubato iyo Canjeel, safarkaas waxa igu weheliyay Nabadoonka Guud, Odayaal, Aqoon yahano, Siyaasiyin, Xubno Golaha Deganka Garowe iyo Gudomiyaha Dalada Dhalinyarada, Waxaan alle uga Mahadcelinayaa in uu iga beeray Deegaan balaaran iyo Qoys Balaaran. Guul iyo Gobonimo
Goobta aan hada ku sugnahay Deegaanka Sunajiif ....

Dadaalka oo aad badisaa, waa furaha Guusha, guul iyo gobanimo🙏.
14/06/2021

Dadaalka oo aad badisaa, waa furaha Guusha, guul iyo gobanimo🙏.

04/06/2021

Jimce wanagsan

Waxaan halkan idinkusoo gudbinayaa dhamaan Team-ka igala shaqaynayay Ololaha Xildhibaanka Heer Federal Somaliya ee Gobol...
30/05/2021

Waxaan halkan idinkusoo gudbinayaa dhamaan Team-ka igala shaqaynayay Ololaha Xildhibaanka Heer Federal Somaliya ee Gobolka Nugaal oo xili doorashadiisu tahay 2021 - 2024 iyo inta igu taagersan Hankayga iguna Dhiiri galisay Musharax Nimada in shaqadii Ololaha ay noo bilaabatay, Guul iyo Gobanimo🙏

When you play the Game of Thrones, you win or die (NUGAL HOP #014), one of the hardest Chairs of the upcoming Elections🙏...
30/05/2021

When you play the Game of Thrones, you win or die (NUGAL HOP #014), one of the hardest Chairs of the upcoming Elections🙏, our hope is to succeed, insha alah

Jimce Mubarak
12/02/2021

Jimce Mubarak

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Jowle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share