Taariikh iyo Xusuus

Taariikh iyo Xusuus Burburinta kooxa hubaysan ee burcad diimeedks ah waa waajibsaaran Qofkasta muslim ah Qawlaysatada Dhiig miiratada ah.

Maalmo xusuus leh muslim baa layka dhigayaa.
05/02/2026

Maalmo xusuus leh muslim baa layka dhigayaa.

05/02/2026

Taariikh iyo xusuus.

05/02/2026

Taariikh iyo Xusuus.

Waa Taariikh iyo Xusuus ku dhignaan doonta qabiyada dadka soomaaliyeed.
18/01/2026

Waa Taariikh iyo Xusuus ku dhignaan doonta qabiyada dadka soomaaliyeed.

Inaa labadi fiicna tihiin laydin fahamsoone.Fataxada wan idiin marnaya sidan ka feecnaada.   .Aamiin Aamiin.
23/05/2022

Inaa labadi fiicna tihiin laydin fahamsoone.

Fataxada wan idiin marnaya sidan ka feecnaada.

.

Aamiin Aamiin.

Inkasta oo Qadarta ALLE keeno aan loo caroon karin in lagu shugriyo mooyaane hadana dabkii xooganaa ee burburiyay suuqii...
02/04/2022

Inkasta oo Qadarta ALLE keeno aan loo caroon karin in lagu shugriyo mooyaane hadana dabkii xooganaa ee burburiyay suuqii waynaa Ganacsiga ee Magalada Hargaysa waxaa uu noqonayaa masiibo wayn oo Gaalafatad maal aduunyo oo aad u farabadan waxayna noqonaysaa waqti Taariikhdiisa leh oo ku dhacay umada somaliyeed.

Umada muslimiinta ah Gaar ahaan kuwa somalieed waxaa la gudboon in loo sameeyo Xoolo gayn si dadki halkaas hantidooda kuwayay ay u helaan waxuun so kabasho ah madama lashegay hantida halkas ku Gubatay in lagu qiyaasay 3B IYO kabadan.

Waxan ILLAHAY uga baryayaa inuu ugu badalo wax ka khayr badan AAMIIN AAMIIN.

Samirka aan weheshano Insha ALLAH.

Hogaamintu ma ahan awood ee waa Masuuliyad.
05/03/2022

Hogaamintu ma ahan awood ee waa Masuuliyad.

Tuunjiga casrigaa kahor caqabadu waxay ku baraysaa maraynta mushkiladaha.
09/01/2022

Tuunjiga casrigaa kahor caqabadu waxay ku baraysaa maraynta mushkiladaha.

05/11/2021

Saraynta moralka ciidanka waa waa awooda niyad jabisa qalbigana kadisha cadawga gudaha iyo dibada.

Send a message to learn more

Africa is Black ..........?
15/10/2021

Africa is Black ..........?

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taariikh iyo Xusuus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taariikh iyo Xusuus:

Share