17/01/2024
Kulankii horumarinta ee kadhacay Degmada Garbaharey 14-01-2024
Kana soo qayb galeen bulshada qaybeheeda kala duwan ee deegaanka. Kulankaas ku soogabagaboobay guul ayadoo bulshad ay ballan qaadeen in ay diyaar uyihiin in ay kaqaybqaataan dhismaha gobalkooda guud ahan gaar ahaanna degmada Garbaharey sidoo kale waxaa siweyn looxoojiyey in Buundooyinka ladhiso.