Dollow Somalia Administration page

Dollow Somalia Administration page this page is privately owned by Dollow Somalia Administration and it works under the policy of the Administration.

12/06/2025

Follow dheh. Mohamed Wardeere

11/06/2025
11/06/2025
07/06/2025

Follow dhaha Mohamed Wardeere

Mudane Guddoomiye soo dhowaaw.
21/05/2025

Mudane Guddoomiye soo dhowaaw.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlada Jubbland Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhumaal oo u wehliyo Gudoomiyaha Degmada ...
06/12/2024

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlada Jubbland Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhumaal oo u wehliyo Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi lafeey ayaa safar dhulka ah ku gaaray Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

Gudoomiyaha degmada dollow iyo Masuuliyiin kale ayaa si diiran ugu so dhoweeye Wasiirka Degmada Dollow.

28/09/2024

Dollow waa nabad, qabqable uma baahna.

Maamulka Degmada Doloow ayaa kulan la qaatey masuliyiin ka socotey Hayada World Visoin oo soo gaarey Degmada. Gudoomiye ...
31/07/2024

Maamulka Degmada Doloow ayaa kulan la qaatey masuliyiin ka socotey Hayada World Visoin oo soo gaarey Degmada.

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Aadan Bare Cali iyo xubnaha kale ee Maamulka ayaa warbixin ka siiyey masuliyiintan xaaladaha nololeed ee qosaska barakacayaasha ee dagan shanta kaam ee duleedka Degmada loogana faa,iideen lahaa mashariicda wax looga qabanayo xaalada degdega iyo kuwa xalka waara, sidoo kale wax soo saarka beeraha oo yaradeey xili fatahaado soo noqnoqdey ay la tageen dalagii matooradii kuwaa u baahan in la caawiyo sidii mar kale dib u beerasho ay samayn lahayeen ka maamul ahaan ay kaga mahad celinayaan mashariicdii kale ee Degmada ay ka fulisey Hayada World Vision.

Ka dib Masuliyiinta ayaa dhankooda sheegey in baahiyaha bulshada sida ay u kala daran yihiin mudnaan loo siinayo rajo weyn ay ka qabaan in la caawiyo dadka somaliyeed kuwooda nugul ee aan u adkaysan karin dhibatooyinka kala duwan.

25/07/2024

Xild. Duniya: "Gobalka Gedo dhibaato badan baa ka taagan buundooyinkii lama sameynin".

23/07/2024
Guddoomiyaha Degmada Dollow Mohamed Hussein Abdi  ayaa soo dhoweeyay wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka Dowlad-Gobol...
02/07/2024

Guddoomiyaha Degmada Dollow Mohamed Hussein Abdi ayaa soo dhoweeyay wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka Dowlad-Goboleedka Jubbaland.

Address

560
Garbahaarrey
3435

Telephone

+252611257678

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dollow Somalia Administration page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share