Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region

Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region Ku xirnow boga rasmiga ah ee degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo si aad u hesho xogihii oogu danbeeyay ee degmada iyo gobalkaba.

kuso biir boga hadii ad danaynayso xogaha Garbahaarey iyo Gedo. Fadlan gaarsii inta uusan gaarin

DEGMADA GARBAHAREY Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu ...
07/04/2025

DEGMADA GARBAHAREY

Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu cod saday Gudoomiyaha degmada Garbaharey ayaa ula jeedkiisu ahaa Xil wareejin iyo dar daaran uusoo jeedinaayay Gudoomiye iimaan cadow kaarshe oo maalmaha inagu soo daan u anbabixi doono Dalka sacuudi caribiya halkaas oo uu kusoo gudan doono acmaasha xajka ayaa sheegay inuu shaqada sii wadi doono Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada cabdi bare dhagey loona Baahanyahay in lagu shaqeeyo
Gudoomiye iimaan cadow oo halkiisa sii wato ayaa Fariin u diray Dhamaan shacabka ku dhaqan degmada garbaharey kana codsaday iney Cafiyaan isaguna uu cafiyay.

Isha warsame xaaji faarax

Hambalyo        Hambalyo       Hambalyokooxda  SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is d...
28/01/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

kooxda SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is dareen dhigooda kooxda G Stars ciyaarta oo kusoo dhamaatay (2:0)

SYL CHAMPIONS OF GARBOπŸ†πŸ†πŸ†πŸ™

Sidoo kale waxaan bogaadinayna naadiga G Stars oo kaalinta 2aad ku dhameystay.

Hambalyo ayaa leeyahay labadda team ba ciyaarta wanaagsan oo aad so bandhigteen.

SPORTS HORMAR LEH.

Address

Garbahaarrey

Telephone

+252614335447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share