26/04/2026
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland waxay bulshada, gaar ahaan ardayda fasallada shahaadiga, la wadaagaysaa jadwalka rasmiga ah ee imtixaanaadka sannad-dugsiyeedka 2025โ2026.
Waxaan ardayda ku boorrinaynaa inay si wanaagsan isu diyaariyaan, wakhtiga ilaaliyaan, ayna raacaan tilmaamaha Xafiiska Imtixaanaadka.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo natiijooyin wanaagsan.
Dhammaad.