20/12/2023
HAMBALYO: Xalay waxaa soo dhamaatay doorashada
Waxaan umahad celinaynaa dhamaan saxiibada nagala qaybqaatay -ka. Waxaan umahad celinaynaa dhamaan ARDAYDA codkooda nasiisay iyo kuwa aan nasiinin. Waxaan bogaadinayaa Sida quruxda badan ee shaqada usocotay, maamulka Jaamacada macalimiin iyo madaxda kuliyada Waxaan kubogaadinayaa hufnaanya shaqada ay qabteen, guusha xilka in laqabto waa calaf iyo imtixaan qofka doonta lamarsiinayo.
Ilaahay Waxaan kabaryaaya inuu iisahlo gudasha xilkaan culus ee Sida kalsoonida leh laygu aaminay,
Saxiibaday marlaab waad mahadsan tihiin, balankiina waad kasoo baxdeen insha'Allah dhankayga waan kasoo baxayaa,
Ugu danbayn waxaa halkaa kusoo dhamaatay . Intaas kadib waa inaan kawada shaqaynaa qabashada hawlaha inoo yaalo. Waa inaan is cafinaa, muhiimada waa inuu qof guulaysto ayay ahayd wayna dhacday, dhamaantiin waad iisiman tihiin. WABILAHI TOWFIIQ