Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo

Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo Asxaabta qaaligaa waxaan boggaan ugu talo galnay in aad kala socotaan wax walboo faa'ido u ah bulshada sida waanada, waxbarashada nooc yadeda iyo xikmada

20/02/2026

Muuqaal soo koobaya munaasabadii lagu amaal marinayay ardayda 10-ka kaalin ugu h**eysa gashay iyo ku guuleystayaasha tartan aqooneedkii term-kii h**e la qabtay.

Dhammaantiin hambalyo ayaan idin leenahay.

Waxaa la abaal mariyay kooxihii ku guuleystay tartan aqooneedkii term-kii h**e la qabtay, oo iskugu jira subaxley iyo ga...
18/02/2026

Waxaa la abaal mariyay kooxihii ku guuleystay tartan aqooneedkii term-kii h**e la qabtay, oo iskugu jira subaxley iyo galabley.

Subaxley waxaa ku guuleystay kooxda Gaalkacyo halka kaalinta 2aadna ay galeen kooxda Boosaaso.

Galableyna waxaa ku guuleystay kooxda Sanaag halka kaalinta 2aadna ay galen kooxda Nugaal.

Waxaan leenahay hambalyo.

السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته      Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 17/02/2026, waxaa schoolka ka qabsoomay m...
18/02/2026

السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 17/02/2026, waxaa schoolka ka qabsoomay munaasabad lagu abaal marinayay ardayda gashay 10-ka kaalmood ee ugu saraysa imtixaanka dugsiga sare ee Al-safa teeramkii h**e ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Tirada ardayda 10ka kaalmood ee h**e gahsay waa 12 arday, Kaalinta 4aad waxaa isla galay laba arday oo isku dhibci keenay imtixaanka, sidoo kalena kaalinta 8aad waxaa isla galay laba arday oo iyaguna isku dhibco ah.
Waxaan leenahay Hambalyo dhammaan ardayda dadaasahy.

Hambalyo 10-ka arday ee ugu sareysa dugsiga sare term-ka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
17/02/2026

Hambalyo 10-ka arday ee ugu sareysa dugsiga sare term-ka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

 . , 22/11/2025 waxaa xarunta dugsiga sare ka qabsoomay xaflad heerkeedu sareeyo, oo lagu maamuusayay Macallimiinta dugs...
22/11/2025

.

, 22/11/2025 waxaa xarunta dugsiga sare ka qabsoomay xaflad heerkeedu sareeyo, oo lagu maamuusayay Macallimiinta dugsiga.

Xafladaas oo ay soo agaasimeed ardayda iskuulka gaar ahaan fasalka 12aad ee dugsiga sare.

Xafladu inta ay socotay ardayda dugsiga ayaa uga mahadceliyay macallintooda sida wanaagsan oo ay wax ubaraan, uguna duceeyay in uu alle ka siiyo ajar iyo xasanaad.

Sidoo kale maamulka iyo macallinmiinta ayaa iyaguna aad ugu dhiiragaliyay ardayda in ay in ay marwalba yeeshaan ixtiraamka, qadarinta iyo xushmaynta waalidkooda iyo macallintooda.

Mahadsanidiin.

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Al-s...
22/11/2025

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Al-safa.

Mudnaan macalin baa leh.

Maantay oo khamiis ahayd taariikhduna ahayd 13/11/2025 waxaa si nabad ah noogu soo dhammaaday imtixaankii bilaha ahaa ee...
13/11/2025

Maantay oo khamiis ahayd taariikhduna ahayd 13/11/2025 waxaa si nabad ah noogu soo dhammaaday imtixaankii bilaha ahaa ee dugsigu qaadi jiray.

Imtixaanka oo ah waxa lagu qiimeeyo heerka fahamka iyo dadaalka ardayda muddadii ay wax baranayeen ayaa si wanaagsan noogu soo idlaaday.

Maamulka iyo macalimiinta ayaa u rajeeyay dhammaan ardayda guul iyo dadaal joogto ah, iyagoo ku booriyay in ay muujiyaan 𝗸𝗮𝗿𝘁𝗶, 𝘅𝗶𝗹𝗸𝗮𝘀𝗻𝗶𝗺𝗼, 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮𝘅 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻.

Mahadsanidiin.

3-da kaalin ugu sareysa fasalkasta dugsiga sare iyo dugsi hoose/dhexe.Hambalyo guuleysta.
31/08/2025

3-da kaalin ugu sareysa fasalkasta dugsiga sare iyo dugsi hoose/dhexe.
Hambalyo guuleysta.

 ,waxaa la ogeysiinayaa bahda waxbarashada jecel ee reer Gaalkacyo in dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-safa uu furay d...
26/08/2025

,
waxaa la ogeysiinayaa bahda waxbarashada jecel ee reer Gaalkacyo in dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Al-safa uu furay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Waqtiyada dugsigu uu shaqeeyo waa subax, galab iyo habeen.

Kusoo dhawaada dhugsiga Al-safa, oo horay ugaara hoyga aad ka helaysid waxbarasho tayo leh.

.
.

Hanbalyo dhamaan arday loo soo shaaciayay Examka dowlada kan faderalka iyo galmudug-ba qaasatan ardayda Al-safa Primary ...
25/08/2025

Hanbalyo dhamaan arday loo soo shaaciayay Examka dowlada kan faderalka iyo galmudug-ba qaasatan ardayda Al-safa Primary & Secondary School.

Waxbarashada halkas kasiiwada.

11/07/2025

Muuqaal qurux badan oo soo koobaya xafladii qalinjabinta dufcadii 8aad ee fasalka 12aad.

QEYBTA 2AAD SAWIRADA: Xaflada qalin-jabinta dufcadii 8aad fasalka 12aad ee dugsiga sare Al-safa sanad dugsiyeedka 2024-2...
10/07/2025

QEYBTA 2AAD SAWIRADA: Xaflada qalin-jabinta dufcadii 8aad fasalka 12aad ee dugsiga sare Al-safa sanad dugsiyeedka 2024-2025

Address

Golis
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:30
Tuesday 06:00 - 17:30
Wednesday 06:00 - 17:30
Thursday 06:00 - 17:30
Saturday 06:00 - 17:30
Sunday 06:00 - 17:30

Telephone

+252617821069

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Al-safa Primary and Secondary School-Galkacyo:

Share