Abdirihman komad

Abdirihman komad very very business

Ugu danbayn waa lala goostay lacagtii umada laga qaaday
19/02/2024

Ugu danbayn waa lala goostay lacagtii umada laga qaaday

Hanbalyo hanbalyo shacabka soomaliyed gaar ahaan reer Puntland,Deni kali ma guulaysan ee shacabka ayaa guulaystay.Alx
08/01/2024

Hanbalyo hanbalyo shacabka soomaliyed gaar ahaan reer Puntland,
Deni kali ma guulaysan ee shacabka ayaa guulaystay.Alx

🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬 masar
03/01/2024

🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬 masar

01/01/2024

Shirkii jabuuti ku dhex maray Saddexda ilma irir-samaale ee
Madaxwayne Dani uu dhaliilay.
Qofka kasta cawo ma ogaaday wixi looga hadlayay iyo ujeedkii laga lahaa?

Ceebtiis ma ahan ee waa caadadiis Bad lagado ama la xaraasho.

2024 dhaartu nooce noqon doontaa?
01/01/2024

2024 dhaartu nooce noqon doontaa?

TANAASULKU WAA ASTAAN GEESI LAGU YAQAAN.Geesi waa kii Bulshadiisa iyo wax garadkiisa utanaasula Una hogaansama go'aamado...
06/12/2023

TANAASULKU WAA ASTAAN GEESI LAGU YAQAAN.

Geesi waa kii Bulshadiisa iyo wax garadkiisa utanaasula
Una hogaansama go'aamadooda si looga baaqsado
Khilaaaf sababa khasaaro nafeed iyo mid maalba.

Mudane madaxwayne Waa dadaashay
Runtii Go'aan Geesinimo leh baad Qaadatay oo hadana kharaad badan
KU khasaarimayso in sha Allah.

09/11/2023

=Riyo laguma seexdee.
=Runtaa lagu rafaadaa.
=Ra'yi Keene wacan noqo.
=Ama raace Sharaf badan.
=Role model ha ka dhigan .
=Ruux aad kawacan tahay.

Markasta kafikir meesha aad ku liidato iyo meesha aad ku fiican tahay.

30/03/2023

Aldaarodiyah

Address

Hightway
Gaalkacyo
88

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirihman komad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirihman komad:

Share