Naajuu baby

Naajuu baby waxaad la heli kartaa buugta caruurta loo akhriyo oo soomaali ah

Markaad caruurtaada qof uga tagaysid/ Hooyooyinka shaqada aada intaan usii samee.1.Ilmaha sii dharji2. Adkaarta kusoo ak...
22/01/2023

Markaad caruurtaada qof uga tagaysid/ Hooyooyinka shaqada aada intaan usii samee.

1.Ilmaha sii dharji
2. Adkaarta kusoo akhri oo uxirsi xir
3. Haduu xafaayad loo xidho mid cusub usii xidh.
3. Haday dhaxan jirto dharka dhaxanta usii Gali
4. Haday kuleel tahay Dhar qaboow oo jilcan u Gali
5.Masaasadaha usii dhaq oo nadiif oga dhig
6. Saliid usii Mari ama cream
Sii dhunko Una sheeg inaad usoo noqonaysid illahyna ku amaanso.

Maxaa ku Dari lahayd
Hooya walba oo meel tagaysa buu quseeyaa,oo ilma yaryar hysata.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905670402

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naajuu baby posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Naajuu baby:

Share

Category