08/12/2019
Qoys dhan oo ku nafwayay guriga ay daganayeen oo ku soodumay degmada 31 may ee hargaysa qoyska ayaa ka koobnaa afar qof ciidanka dab demiska qarnka Somaliland ayaa hada ku hawlan sidii maydadka loga soosari laha gobta xigasho ciidanka dab damiska somaliland