Galmudug State TV

Galmudug State TV Bogga Rasmiga ah ee Talafeshinka Dowladda Galmudug

The Offical Page of Galmudug State Television

08/05/2026

"Aqbali mayno wax qas iyo qalalaase lagu abuurayo"

Galmudug State TV

07/05/2026

Wasiirka Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda dowladda Galmudug ayaa Magaaladda Galkacyo ka daah-furay kulanka wadatashiga daneeyayaasha mashruuca xiriirinta isgaarsiinta casriga ah ee Geeska afrika

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug.M...
07/05/2026

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug.

Madaxweynaha ayaa G/le Sare Khaliif Cabdulle Maalin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug.

07/05/2026

"Markii h**e Cadaado iyo Godinlabe hal saac iyo bar ayaa loo kala socon jiray, haddase waxaa loo kala socdaa 40 daqiiqo" Aweys Shiikh Ciise guddoomiyaha deegaanka God-dhurwaa.

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud u magacaabay Wasiirka Wasaaradd...
06/05/2026

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Galmudug State TV

06/05/2026

Taliyaha Ciidamdda ilaalo Shacab ee degmada Baxdo Hassan daahir Ali ayaa ka warbixiyay Xasuuqii khawaarijta AS loogu geestay deegaanka Booreey ee Gobolka Mudug.

Galmudug State TV

05/05/2026

Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka bulshada Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Dhuusamareeb ku qabatay Xuska maalinta umulisooyinka aduunka.

Amiira Mahamud Hassan

Galmudug State TV

Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka bulshada Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee SOMA a...
05/05/2026

Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka bulshada Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Dhuusamareeb ku qabatay Xuska maalinta umulisooyinka aduunka.

Munaasabadan lagu xusayay Maalinta umulisooyinka iyo muhiimada ay bulshada u leeyihiin ayaa waxaa ka soo qayb-galay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug , qaar kamida umulisoyinka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada dhuusamareeb.

04/05/2026

Gabay ka hadalay wax soo saarka beeraha.

Galmudug State TV

04/05/2026

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug, kaas oo qayb ka ah qorshaha Dowladda ee horumarinta wax soo saarka beeraha iyo xoojinta amniga cuntada.

04/05/2026

"Wasaaradda Beeraha iyo Waraabku waxay qayb wayn ka tahay beeraha, waraabka iyo dhiirrigelinta Bulshada ee wax soo saarka gudaha".

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Galmudug mudane Xirsi Yuusuf bare.

Address

Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug State TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share