Xaafada Waxaracadde Dhuusamareeb

Xaafada Waxaracadde Dhuusamareeb Xaafada waxaracade Dhuusamareeb

16/11/2025
16/11/2025

Muqaalo shaqda kasocoto XAAFADA WAXARCADE DHUSAMAREEB

06/04/2025

QABUURAHA DAHRAHA DHUSAMAREB OO MANTAY UFURNAY WADOOYIN KAXIRNAA OO UUJARAY GEED QAMRIGA KAJAWAJIBDA CAbAshada bulshada WAA MUQADAS

07/01/2025

GUDOMIYAHA WAXDA XAFADA WAXARCADE
OO KAWAR BIXINAAYA HOWLAHA SOCODA

07/01/2025
DHUUSAMAREB 07/12025Gudomiyaha WAAXDA WAXARCADE DHUSAMAREB ayaa xarunta Dowlada Hoose Oga qeyb galay kulan oow shir gudo...
07/01/2025

DHUUSAMAREB 07/12025

Gudomiyaha WAAXDA WAXARCADE DHUSAMAREB ayaa xarunta Dowlada Hoose Oga qeyb galay kulan oow shir gudomunayay Agaasimha waaxda Arimaha bulshada maamulka dhusamareeb mudane Mursal Ahmed Diiriye ayaa xarunta dhexe ee maamulka kulan wada Tashi ah Kula yeeshay xubno ka socday hay’adaha ka howlgala caasimadda oo ay ugu horeeyaan hay’addaha WFP & NRC, masuuliyiin ka socday Wasaaradda maareeynta masiibooyinka ee Galmudug iyo Gudoomiyaasha xaafadaha ay ka koobantahay caasimaddu.

Ujeedada kulanka ayaa daarnaa wada tashi iyo kala war qaadasho sidii gurmad loogu sameyn lahaa dadka danyarta ah ee kaso barakacay deegaanada EY Joogaan maleeshiyaadka khawarijta AS iyo soo gudbinta warbixinada muhiimka ah.

Ugu horeeyn agaasimaha arimaha bulshada maamulka caasimadda ayaa ka warbixiyey qaabka gaarsiinta adeegyada gargaarka ee loo sameeyay dadka danyarta & barakacayaasha ee ku nool caasimadda iyo deegaanada hoosyimaada, sidoo kale Gudoomiye WAAXEYD.YADA DHUSAMAREB ayaa ka iyaguna ka warbixiyey dadka kusoo barakacay iyo xaaladahooda nololeed.

Ugu dambeeyn kulanka oo xogo badan la isdhafsaday ayaa lagu Balamay sidii gargaarka muhiimka ah loo gaarsiin lahaa dadka danyarta ah ee ay sameeyeen abaaraha iyo coladaha kana soo barakakacay deganadoodii

WAXAAD WAXARCADE DHUSAMREB

ISKUTASHI BUSLHO OO KASOCDA XAFADA WAXARCADE DHUSAMREEB
27/11/2024

ISKUTASHI BUSLHO OO KASOCDA XAFADA WAXARCADE DHUSAMREEB

18/07/2024

MUWADIN QEYB KANOQO ISBADALKA KASOCDA
XAAFADA WAXARCADE

Address

Waxaracade
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafada Waxaracadde Dhuusamareeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category