Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Wasiirka Wasaaradda Batroolka & macdanta Dowladda Galmudug Amaal Axmed Abdulle ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee m...
21/07/2023

Wasiirka Wasaaradda Batroolka & macdanta Dowladda Galmudug Amaal Axmed Abdulle ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhusomareb ku soo dhaweysay wafdi ka socda Hay,ada batroolka Dalka oo uu hugaaminayo Gudoomiyaha Hay,ada batroolka Soomaliya Eng: Abdulkadir Aadan Tubaako.

Ujeedka safarka wafdiga hay,ada batroolka ayaa ah wacyi galinta bulshada Galmudug ee sahminta Batroolka deegaanada Galmudug.

Wasaaradda batroolka & macdanta Dowladda Galmudug oo gudaneysa howlaha shaqo ee loo igmaday ayaa si lixaad leh u fulinaysa hawlaheeda si waafaqsan qorsha hawleedka sahminta batroolka Deeganada Gamudug.

Dhmaad.

Waasiirka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Dowlada Galmudug Amaal Ahmed Abdulle ayaa hambalyo u dirtay umada Soomaliyeed ...
22/03/2023

Waasiirka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Dowlada Galmudug Amaal Ahmed Abdulle ayaa hambalyo u dirtay umada Soomaliyeed gaar ahaan reer Galmudug bilshada bisha barakeysan ee ramadaan.

Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye  ayaa shir gudoomiyay Shirka golaha wasiirada Dowlada Galmudug. ...
22/12/2022

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka golaha wasiirada Dowlada Galmudug.

Madaxweyne ku xigeeka dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka war bixiyay xil wareejinta xubnaha cusub ee golaha wasiirada iyo kuwii h**e.

Wasiirka Batroolka iyo macdanta Dowlada Galmudug Amaal Axmed Abdulle ayaa ka qeyb gashay shirka golaha wasiirada Dowlada Galmudug.

Ugu danbeyn xubnaha Golaha wasiirada ayaa soo bandhigay warbixino diirada lagu saarayay waxyaabihii qabsoomay, caqabada jira iyo waliba sidoo kale qorshe howleedka sanadka cusub ee 2023.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka qeyb galay munaasabada dhaarinta Golaha cusub ee...
21/12/2022

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka qeyb galay munaasabada dhaarinta Golaha cusub ee wasiirada Galmudug oo caawa ka dhacday Xafiiska madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug.

Wasiirka wasaarada Batroolka & macdanta Dowlada Galmudug Amal Axmed Abdule ayaa ka mid aheyd wasiirada la dhaariyay Caawa.

madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug ayaa golaha cusub ee wasiirada Galmudug kula dardaarmay in aay gutaan wajibaadka loo igmaday.

Address

Dhuusamareeb
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Batroolka & Macdanta Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share