Abdirizak Hashi

Abdirizak Hashi https://t.me/engfafale1 Soo Dhawaada Aqyaarta Sharafta leh

31/05/2026

Mucaaradka hadday 4 June Banaanbaxa qabsan waayaan, ha'iska fadhiistaan Xassan kursi k**a qaadan karaane

31/05/2026

Musharax Liibaan war aan ka farxin doonin ayaa hawada ku soo jiro 👀

31/05/2026

Noloshaa lagu qabtay 😀

31/05/2026

Maanta Fahad Yaasiin ayaa dad wacdinayo, Cajiib.

31/05/2026

Fiqi wax badan ayuu kaga aadanaa Xassan, waxaan umalayhaa inuu dhaho war soo carar Xajkii waa dhammaadaye.

30/05/2026

Horta Birmadaha Kooxdow taageeraa?

30/05/2026

Cali Yare Cali abti iska soo laabo 😀

30/05/2026

Mucaaradkii ma waxuu la aamusan yahay Qorshihii 4 June ee Banaanbaxa

100 yuusan ku dhaafin Isha ku haay markay ciyaarto Dhammaato hadaad saxday 100 Ina Saanyo ka doono
30/05/2026

100 yuusan ku dhaafin Isha ku haay markay ciyaarto Dhammaato hadaad saxday 100 Ina Saanyo ka doono

Inta aysan ciyaarta bilaaban ayey ku egtahay saadaalinta, Page-ka Follow dheh natiijada ciyaartana hoos ku qor .

30/05/2026

Laftagareen Villadii ayaa u muuqato

Address

Unknow
Dhuusamarreeb
0000

Telephone

+252682069750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirizak Hashi:

Share